Shirrkii Dib U eegista Qorshe Sanadeedka 2022 Ee SOLMAC Oo La soo Gabo-gabeeyey

0
160

Hargeysa (SH)-Shirrkii Dib u eegista qabyo qoraalka qorshe sanadeeddka 2022  Komishanka la dagaalanka HIV/AIDS-ka ee SOLNAC ayaa lagu soo gab0-gabeeyey Hotel-ka Maan-soor ee Hargeysa, kulankaasi halkaa ka soconayey2 badii cisho ee la soo dhaafay, waxay ka soo qaybgalayaashu si qoto dheer ugu gorrfeeyeenn arrimaha la xidhiidha qorshe sanadeedka sanaddkan bilawga ah ee aann ku jirro, waaxaanay hawladeennada xafiisyada hayáddaasi  ka koobanyihiin oo kala ah sidan hoos ku qoran.kuwaasi waa soo jeediya-yaashii kaabista iyo wax ka badalka qabyo qoraalkii qorshe sanadeedka 2022 oo madasha ka jeedinayey qodobadii ay ku soo sameeyeenn wax ka badalka iyo kaabista qorshahaasi.

1-Waaxda Daweynta iyo Daryeelka dadka la nool cudurkaasi.2-Waaxda Maamulka iyo maaliyadda3-Waaxda Wacyigelinta iyo abaabulka.4-Iyo Waaxda shaqaalaha.sidookale waxaajira 3 qayboodd oo kala ah 1-waaxda qorshaynta 2-waaxda dabagalka hawlihii la soo qabtay inay u fuleen sidoodii iyo inkale.3- iyo waaxda ICT da ama Tiknoolojiyadda.

Waxaanay dhamaanba 4-taasi waaxyoodd saraakiishii ma talaya madasha shirrkaasi  ku soobandhigeen wixii wax ku daris ahaa iyo wax ka badalba ee ay ku soo sameeyeen qorshe sanadeedkaasi oo si casriyeysan loo sii diyaariyey.dhanka kale agaasimaha guudd ee Hayáddaasi Dr. Axmed Cabdi iyo agaasime waaxeeddyada kale iyo la taliyaha hayáddaasi Mubaarak Cabdiraxmaan Maal oo xidhitaankii kulankaasi siyaabo kaladuwann uga haddlay ayaa soo dhaweeyey kaabista iyo wax ka badalka ay hawlwadeennadu ku soo sameeyeenn howlihii qorshe sanadeedka 2022 kaasi oo sidiisa loo qaadan doono islma markaana gundhigg u noqonaya bartilmaameeddka saxda ah ee laga duulayo marka laga haddlayo hawlaha sanaddkaasi la qabandoono haddii eebe iddmo.

“aad iyo aad baadd u mahaddsantihiin sida quruxda badann  ee aadd u soo diyaariseenn kaasbista iyo wax ka badalka aadd ku soo samayseen barnaamujkeennii qabyo qoraalka ahaa ee sanadka 2022 waanann idiinka mahaddcelinayaa sida wanaaggsann ee aadd u soo habayseenn haddana waxaan ku soo kalmadahooda xidhitaannka midd midd u siinayaa agaasimaha guudd iyo masuuliyiinnta kale si ay innoogu soo xidhaann tabo-barkeenii inoo soo socday ilaa shay”Mubaarak Maal.

Waxaa halkaasi ka haddlay madaxa shaqaalaha hayáddaasi Maxamed Jaamac waxaanu tilmaamay inay shaqaaluhu maanka ku hayaann marrwalba inay ku niyadd-samaadaann wixii ay soo qabteenn inay yihiin waajibaadkoodii loo iggmaday wixii ay gaadhi-kariwaayaanna ay la kaashadaann madaxdooda ka sareysa “waxaadd ogaataann wixii aadd qabataani inn uu yahay waajibaadkii shaqo ee laydiin iggmaday waanadd ku mahadsantihiinn wixii aadd gaadhi kariwaydaanna waa inaadd dib ugu soo celisaann oo aadd la kaashataann la taliyaheenna Mubaarak Maal iyo Agaasimaha iyo agaasime waaxeeddyada kale ee Hayádda” Maxamed Jaamac.

Gunntii iyo gaba-gabadii shirrkaasi waxaa soo xidhay agaasimaha guudd ee SOLNAC Dr. Axmed Cabdi Ismaaciil waxaanu shaqaale waynaha hayáddaasi ku ammaanay kartidooda iyo shaqo wanaaggooda ay ku wadaann xafiisyadooda ay kala qaabisanyihiinn “waxaann idiinka mahaddcelinayaa shaqada wanaaggsan ee aadd ka waddaan hawlaha xafiisyada aadd kala mataleysaann” Dr. Axmed Cabdi Ismaaciil.

dhanka k alana waxa uu xusay agaasimuhu marrkii uu yimi xafiiska SOLNAC inaysan hayáddu lahayn nidaam la raaco oo fududeeya habka xilgudashada shaqo ee xafiisyadaasi taasina ay dhibaato waynn ku ahaydd habsami u socoddka hawlihii u baahnaa dulinta iyo taasina waxay keentay inay nagu addkaadaann halkii aannu wax ka bilaabilahaynn shaqaaluhuna arrintaa way oggyihiinn” Dr. Axmed.

Agaasimuhu isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu shaqaalaha u soo jeediyey inay ku talo galaann inay iyagu yihiinn lafdhabartii SOLNAC sidaa darteedd uu qof-waliba ku talo-galo inuu isaga uuni yahay kann ay hayáddu ku taaganntahay, isla dhanka kale agaasimuhu waxa uu shaqaalaha ugu laab qaboojiyey inay fasax u haystaann inay xafiiskiisa ugu yimaadaann , oo ay la sheekaystaann isla marrkaana wixii toosin iyo tabasho ahba ay si nidaamsan ugu sheeggaan “waxaann idiin sheegayaa inuu xafiiskaygu idiinn furanyahay oo xilli kastaba aadd waadd ii imankartaann waannadd ila shaahaynnkartaan kantankuna wuu innoo furanyahay” ayuu hadalkiisa ku soo xidhay agaasimaha guudd ee hayádda la dagaallanka HIV/AIDS-ka ee SOLNAC Dr. Axmed Cabdi Ismaaciil.

www.Somalihouse.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here