Wasaaradda Ganacsiga Oo Xafladd Balaadhann ku Daah-furtay Barnaamuj Cusub Hargeysa

0
229

Hargeysa (SH)-Wasaaradaha Ganacsiga,Maaliyadda iyo Maalgashiga ayaa xafladd ballaadhann ku daah-furay baraamujka habka fududd ee isdiiwaan-gelinta ganacsiga ee wasaaradda ganacsiga kaas oo loogu magacdaray one step shop oo ah midd ganacsata u sahlaya inay si bilaa turxaana isaga diiwaanngeliyaann wasaaradda ganacsiga iyaga oo aan u baahnaynn inay yimaadaan xafiisyada wasaaradda ganacsiga balse guryahooda iyo meheradahooda jooga.

Furitaankii shirkaasi waxaa ka haddlay masuuliyiinn kaladuwann oo ka socday dhinaca xukuumadda waxaana kamidd ahaa Agaasimaha waaxda qorshaynta Barkhadd  Abiib  waxaanu ka soo qaybgalayaasha kulannkaasi u faah-faahiyey ujeedada kalannkani daarannyahay iyo nuxurrka uu xambaarrsannyahay “kulannkeennu saaka waxa uu daarannyahay daah-furrkka barnaamjkii muddada dheerr soo socday ee la wada sugayey ee la  magac-baxay one step shop oo ah midd loogu talo galay inuu ganacsatada iyo bulshada kalaba u fufudeeyo inay si dhibbyarr isaga diiwaann-geliyaann wasaaradda ganacsiga iyaga oo meheradahooda iyo gurryahooda jooga” Barkhad Abiib.

Dhanka kale waxaa isaguna xafladdaasi ka haddlay agaasimaha guudd ee wasaaradda ganacsiga Xamse Xaamud waxaanu sheegay inuu barnaamujkan cusubi waxbadann u fududaynayo ganacsatada  sidii ay adeegg fudud uga helilahaayeenn wasaaradaha ay shaqadoodu la xidhiidho gaarr ahaann tan ganacsiga isaga oo arrimahaa ka haddlayeyna waxa uu yidhi “ Xamse Xaamud.

Waxaa isan madasha fadhihaasi warrbixinn qiimo badannku soo bandhigay madaxa arrimaha ICT da ee wasaaradda ganacsiga Mr. Ibraahim Maxamed kaasi oo sheegay inay bulshadu helaann nidaam casriya oo la jaann qaadaya kann ka jira dunida kale waxaanu “Ganacsatadu waxay u baahanyihiinn inn loo abuuro jawi nidaam fududd oo casriya oo ay ku qaadann karaann liisamada, waxaanay wasaaradda ganacsiga maanta u tahay farrxaddweynn iyo hormarr ballaadhann, waxaanu barrnaamujkani soo maray caqabado kaladuwann waxaana barnaamujkann horey u soo tijaabiyey 183 dal kuwaas oo ku guuleystay inuu dalalkooda si fiicann uga shaqeeyo, balse Soomaliland waxay ku jirtay kaalinta 174-aadd ee wadamada barnaamujkaasi ka shaqaysiiyey” Ibraahim.

Dhanka kalana waxa uu tilmaamay inay wasaaraddu kala soo dabaalatay dhaqaajinta barnaamujkaasi caqabado kaladuwann iyada oo dhanka kalana habka ay gancasatadu ku helijireen liisanka uu qaali ku ahaa “wakhtigiihore wasaaradda aadd buu ugu addkaa inay samayso faaqidaadd iyo sidii xogg-fiicann ay arrinkaa uga helilahaydd waayo aqoonnta la xidhiidha adeeggani iyo sida looga shaqaysiinayo dadka ganacsatada ah qudhoodha ayay aqoontiisu ku yaraydd” Ibraahim.

“2019 kii waxaannu samaynayy barnaamujka la yidhaado xogg-siiye oo ku baxaya 3 luuqadoodd kuwaas oo qofka u sahlaya inuu fahmo barrnaamujkani iyo waxa uu yahay iyada oo dhanka kalana ay daddku 2 cisho gudohooda ku soo koobikarayaann fahamkooda la xidhiidha barrnaamujkaasi” Ibraahim.

Elina Nasieku oo kamidd ahaydd khubaradii wasaaradda ganacsiga kala soo shaqeeyey barnaamujkaasi isla marrkaana aydd madixii mashruucaasi oo iyana halkaa ka hadashay waxay si koobann ugu sheeggtay muuqaallo qoraal ahaa qaabka loogu talo galay inuu barnaamujkaasi one step shop u shaqaynn-doono “kani waa qaabka aadd ugu shaqaynkartaan barnaamujkani ee ugu fududd” Mrs. Elina Nasieku.

Wasiirrka ganacsiga Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) oo khadka si toosa ugala qaybgalayey barnaamujkaasi waxa uu sheegay inay isaga iyo wasaaraddiisaba farrxaddweynn u tahay inay wasaaradaha maaliyadda iyo maalgashiga iyo bulshada kaleba la wadaagaann daah-furrka barnaamujkani one step shop isaga oo arrimahaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi ” ka wasaaradd ganacsi ahaann annaga maannta inaannu soobanndhiggno barnaamjukani one step shop sharafweynn bay noo tahay”

Wasiirka maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire oo madashaasi ka haddlay waxa uu bogaadiyey isla  marrkaana hambalyeeyey ciddkasta oo ka soo shaqaysay barnaamujkaasi waxaanu sheegay inay fikradddiihore ee lagu hindisay one step shop ay ka dhalatay muddo sii horreysay kulann uu Bangiga aduunnku dabada ka riixayey “2012 kii ayaa la bilaabay banrrnaamujkani waxaanu ka dhashay shirr uu Baniga aduuddnku dabada ka riixayey” Wasiir Sacad.

“Wasiirrku waxa uu sheegay hadda ka hor marrka uu qofku doonayo inuu sameeysto shirrkadd ama company uu leeyahay inay ku qaadannjirtay wakhti dheerr  balse hadda marrkii la sameeyey nidaamkan loogu yeedhay one step shop inay howshii diiwaangelintu aadd u fududaatay” anigu waxaann isku dayey aniga oo waliba wasiira oo laygaranayo inaann sameeyo shirrkadd waxaanay igu qaadatay muddo 30 cisho ah marrkaa waadd garannkartaa muddada ay ku qaadankarayso qofka aann wasiirr ahaynn ama aann aadd loo tixgelinaynn balse hadda waxay ku qaadanaysaa inuu qofku is diiwaangeliyo muddo koobann isaga oo xafiiskiisa fadhiya” Sacad Cali Shire.

Dhanka kalana waxa uu wasiirrku sheegay 10 qodob oo guusha barrnaamujkaasi ka koobnaa inn 1 qodob oo kamidd ahaa uu guuleystay kaasi oo ah kann maannta la daah-furay waxaana loo baahannyahay inaann ka shaqaysiinno isla marrkaana dabagall ku samaynno sidii ay 9-kii qodob ee kalana u shaqayn lahaayeenn “Hadda waxaa innoo shaqeeyey oo kaliya 1 qodob oo kamidd ahaa 10-kii qodob ee uu barnaamujkaasi ka koobnaa waxaana loo baahannyahay inaann u gunntanno sidii ay 9-kii kalana u shaqaynn lahaayeenn waana inaann dabagall kusamaynaa ka shaqaysiintooda ” Wasiir Sacad.

Wasiirrka wasaaradda isgaadhsiinnta Cabdiwali Suufi oo halkaa kaa haddlay waxa uu sheegay inay isaga iyo wasaaraddiisaba farrxaddweynn u tahay inay ka soo qaybgalaann kulankani muhiimka ah “annaga ka wasaaradd ahaann farrxaddweynn bay nootahay inaannu kala soo qaybgallo wasaaradda Ganacsiga guushann ballaadhann ee soo bandhigidda barnaamujkan one step shop” Wasiir Cabdi wali.

Wasiirdku dhanka kalana waxa uu sheegay inay arrintani horseedidoonnto isla xisaabtann fududd iyo daah-furraann farabadann oo loo baahnaa , dhanka kalana Wasiirku waxa uu ka haddlay arrinta maciishadda qaaliyowday iyo sicir-bararka shilis ee dalka ku habsaday “waxaa is waydiinn mudann sababta keenntay inay maciishaddii qaali noqotay marrkiihore dunida waxaa ugu maciishadd qaalisanaa dalka ZIMBAWI iyo qaarkale balse innaga maannta meesha ay maciisahddii marayso waadd la socotaan balse arrimahaa waxaa ka haddlidoona wasaaraddii ganacsiga oo innala fadhida iyagaa nann u daynayaa inay ka haddlaann arrimahaasi” Cabdi Wali Suufi.

“Barnaajukani waxa uu qaybka yahay qorshaha aannu ugu talogallay inaannu howlaha dawladda oo dhann kaga dhigno midd ku bixidoona E digital Governmental system “ nidaamka Digitalka ah ee lagu shaqayndoono” Wasiir Suufi.

Wasiir ku xigeennka arrimaha amniga Mr. Cabdullahi oo munaasibaddaasi ka haddlay waxaanu xusay inuu ka midd ahaa daddkii ugu horreeyey ee wasaaaradda ganacsiga kala shaqeeyay aas-aaskii barnaamujkani isaga oo intaa ku daray in hadda la wado sidii laysugu xidhilahaa nidaamkan one step shop iyo nidaamkii diiwaann-gelinta kaadhka muwaadinnimada “hadda waxaa socota sidii laysugu xidhilahaa nidaamakann aynnu saaka u fadhino ee one step shop iyo nidaamkii diiwaanngelinta kaadhka muwaadinnimada dadka reer Somaliland sidaa si lamida na loo xaqiijinn-lahaa marrka uu qofka aann muwaaddinnka ahayni isku dayo inuu si khaldann isugu dayo inuu muwaadinn ahaann isu diiwaanngeliyo” Cabdullaahi.

Wasiir-ku xigeennku waxa uu si waynn u dhaliilay isla marrkaana u dhaleeceeyey Bangiyada gaarka loo leeyahay ee Somaliland ka shaqeeya waxaanu sheegay inay si khaldann uga faaíidaystaann shacabka iyaga oo dulsaaraya ganasicaga ay ku sheegaann inay ku maalgalinayaann qofka shacabka ah 12% kaas oo ah nidaam faasida oo aann bannaanaynn isla marrkaana culeys iyo hagardaamo ku ah dadka shacabka ah “waxaann rabaa saaka inaann halkan si waynn uga dhaliilo ama uga dhaleeceeyo bangiyada gaarrka loo leeyahay ee ku shaqeeya magaca ISLAMIC SYSTEM BANKS waayo dadkda waxay saarayaann 12% aann sharci ahaynn oo waliba culeys ku ah bulshada reer Somaliland managa garanayo arrintaa meeshay ka keeneenn” Wasiir ku xigeenka amniga Cabdullahi.

Muuse Ibraahim Yuusuf waa wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga waxaanu tilmaamay inuu daah-furrka barrnaamujkani faaiido balaadhann u leeyahay nidaamka shaqo fududeynta ee is habka is diiwaan-gelinta ganacsiga “barrnaamujkani waa barrnaamuj casriya oo waxbadann u fududaynaya ganacsatada iyo bulshada kalaba inay si dhibyarr isaga diiwaanngaliyaann xafiiska wasaaradda iyag oo aann u baahnaynn inay dadku wasaaradda la soo xidhiidhaann “barnaamujkani waa midd casriya oo waxbadann u fududeynaya ganacsatada iyo bulshada kalaba inay si dhibyarr isaga diiwaann-geliyaann wasaaradda ganacsiga” Wasiir ku xigeennka Ganacsiga Mr. Muuse Yuusuf.

Dhanka kalana shirrkii lagu daah-furayey barrnaamujkaasi waxaa Iyana dhinaca habka fogaann-aragga ah kagala soo qaybgalay saraakiil ku haddlayey magaca waddamada Denmark, UK, Bangiga adduunnka iyo Midawga reer Yurub kuwaas oo wasaaradda Ganacsiga waxbadann la soo riixayey  caqabado kaladuwanna kala soo dabaashay inay ku faraxsann-yihiin isla marrkaana la dabaalldagayaann daahh-furrka barrnaamujkaasi one step shop.Waxaa Iyana jira Shirrkado kale oo maalgaliyey barrnaamujkani kuwaas oo ay kamidd ahaayeenn World Bank, SASALOG iyo HMC.

www.Somalihouse.com

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here