Jaamacadda Badar Oo Shahaadooyinn Ku Guddoonnsiisay Dufcaddii 9-aadd 530 Arday

0
186

Hargeisa (SH)- Munaasibadd balaadhann oo lagu  maamuusayey qalinjabinnta ardayda dufcaddii 9-aad ee Jaamacadda Badar International University ayaa lagu qabtay Hotel-ka Maans-soor ee Hargeysa, taas oo kulmisay acyaanntii,aqoonnyahannkii, iyo culimada,siyaasiyiinta  waalidiinnta iyo ardayda xafladdaasi lagu sagootinayey oo tiro ahaann gaadhayey 530 xubnoodd oo ka qalinn-jabiyey kulliyadaha, Shareecada Islaamka,Kulliyadda waxbarashada,kulliyadda ganacsiga iyo maamulka, Kulliyadda dhaqaalaha iyo Baanannka, Kuliyadda, Garsoorrka iyo shuruucda (facuklty of law and judiciary)Sidookale qaybaha kale ee ardaydaasi ka baxday waxaa kamida kuliyadda tabo-barrka macalimiinnta oo diploma ah.

Munaasibadda qalinnjabinntaasi lagu sagootinayey ardadyaasi oo ahaydd midd si quruxbadann loo soo qorrmeeyey midaamkeeda waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Jaamacaddaasi Professor Mubaarak Ibraahim Aar,Wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) isgaadhiisnnta,wasiirka maalgashiga iyo Technology-yadda,wasiirrka Awqaafta Sheekh Cabdirisaaq Albaani,wasiirkiihore ee Diinnta iyo awqaafta Sheekh Khaliil, Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaraddka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro, saraakiil ka socotay Xisbiyada kale ee Kilmiye iyo Ucid iyo mundayaal ka tirsann golaha wakiillada ee dhawaann la soo doorrtay.

Furitaankii xafladdaasi waxaa ka haddlay isla marrkaana faah-faahinn ka bixiyey ardaydann la sagootinayey iyo guudd ahaanba Jaamacadda Badar iyo nidaamkeeda waxbarashada Guddoomiye ku xigeenka Jaamacaddaasi Sheekh Aaby Maxamed, waxaanu salaann dusha u mariyey dhamaannba dadweynihii kaladuwanaa magac-kastaba hala haadeene ee jaamacadda qalinnjabinnteeda loogu yeedhay, wawxaanu ardayda la sagootinayey kula dardaarrmay inay ilaahay si dhaba u caabudaann, bulshadana ay ugu tabarrucaann wixii ay soo barrteenn.

Sheekh Ciise oo kamida xubnaha boodhka Jaamacadda Badar oo madashaasi ka haddlay waxa uu tilmaamay inay mudannyihiinn bahda Badar University inay ilaahay u mahadd-celiyaann “maannta waa inaadd ilaahay ugu mahadd-naqdaann haddii aadd-tihiinn bahda Jaamacadda Badar munaasibaddann qiimaha badann awgeedd” Sheekh Ciise.

Sheekhu isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu sheegay inay Jaamacadda macalimiinn ka yihiinn Professorro tayadooda layska hubiyey “Jaamacadda Badar waxay hurrmuudd u tahay Jaamacadaha dalka ka jira waxaanay soo saarrtaa araday tayo leh sida qaybta waxbarashada oo soo saarrta garsoorayaasha dalka maxkamadishiisa ka howlgala iyo kuwa kale ee waxbarashada qaybaheeda kaladuwann”

Waxaa isaguna halkaa  ka haddlay Guddoomiyaha Jaaamacadda Badar Professor Mubaarak Ibraahim Aar, waxaanu sheegay inay Jaaamacadda Badar farrxadd iyo ray-raynn u tahay inay xafladd qiimo badann ku sagootido ardaydii sanaddkann 2021 ka baxay Jaamacadda.waxaanu sheegay inay Jaamacadda Badar tahay midd ay bulshadu iska leedahay (Community University) isla marrkaana ay qayb-ka tahay kuwa faro ku tiriska ah ee kaalmaha sare kaga jira tayada waxbarasho ee lagu qiimeeyo hal-beegga caalamiga ah ee bahda waxbarashada  “arday kasta oo ka tirsann Jaamamcadda Badar marrka uu soo galayo layskama qoree waxaa laga buuxiyaa foom lagu qiimaynayo ardaydgaasi heerrkiisa waxbarasho ee lagaray si uu class ka Jaamacadda u fadhiisto”

Dhanka kalana waxa uu Guddoomiye Aar sheegay inay innta badann shaqeeyaann ardaydii ka baxday Jaamacadda Badar sannadihii la soo dhaafay taas oo ay ku mutaysteenn tayada heerkooda waxbarashada oo aadd uc caawiyey “inntooda badani way shaqeeyaann aradaydii ka qalinnjabiyey Jaamacadda Badar sanadihii la soo dhaafay sidookalana waxay Jaamacaddu gacannta ku haysaa dadka ku xidhann jeelaha waxbarashadooda kuwaas oo qaybo kamidd ahi ay shahaadooyinnka qaateenn Jaamacadda iyaga oo jeelasha ku jira” Professor Mubarak Ibraahim.

Professor-ku waxa uu sheegay inay Badar University tahay tann ugu weynn ee soo saarrtay dadka ka shaqeeya Baanannka iyo Maxkamadaha qaybahooda shareecada Islaamka “Badar waa Jaamacadda ugu weynn ee soo saarrta aqoonnyahannada ka howlgasha Baanannka dalka iyo Maxkamadaha qaybahooda shareecada Islaamka”

Xirsi Xaaji Cali Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani oo halkaa ka haddlay waxa uu ardayda u sheegay inaysann gaadhinn halkii ay u socdeenn ee waxbarashada sidaa darrteedd inaysann is dhigann oo aysann halkaa uunn ku egaann geeddi-socoddkii hayaannka waxbarashadooda “waxaann idinn leeyahay haysdhiganina oo inaadd dhamaysateenn waxbarashadii haysu malaynina e halka ka sii wada geeddiga waxbarashadiinna mustaqbalka dheerr”Xirsi Xaaji Cali.

“hadday innyarr uunn kugu jirto inaadd ka shaqayso danaha ummadda waa inaadd waxbarataa”ayuu yidhi Xirsi Xaaji Cali isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi “Ibnul-qayim waxa uu yidhi  “Caddaaladda iyo khayrrka oo dhann waxaa  sal u ah cilmiga sharrka oo dhanna waxaa sall u ah Jahliga” Xirsi Cali Xaaji. Xirsi waxa uu ku haddlay afka ardayda maannta shahaadada ka qaadatay Jaamacadda Badar

Dr. Cabdiqani Badar oo kamida Macalimiinnta wax ka dhiga Jaamacaadda Badar oo halkaa ka haddlay waxa uu hambalyeeyey ardayda la sagootiyey waxaanu u sheegay inaysann u qaadann inay inntani ku filanntahay balse ay sii labann laabaann dadaalkooda waxbarasho “Higsiga waxbarashadu ma dhamaadee hawqaadanina inay intannyari idinnku filanntahay takhasuskaa aadd qaadateeni waa inuu ahaadaa midd aadd kaga midhi-dhalisaann hadafkiinna”

Dr. Badar waxa uu sheegay inay jiraann tuhunno laga qabo hammiga ardayda Jaamacadaha Somaliland ka baxya qaarrkoodd inuu yahay inay galaann sawirro qur-quruxbadann iyo koofiyadd ay xidhaann kaliya “ardayda waxaann leeyahay waxaa jira tuhunno farabadann oo tibaaxaya hadalka ugu weynn ee ardayda ka baxa Jaamacadaha Somaliland inay tahay sidii ay sawirro qur-quruxbadann u galilahaayeenn iyo inay soo xidhaann koofiyadaha qalinnjabinnta oo kaliya” Dr Badar.

Wasiirka maalgashigas Cabdilaahi Cabdiraxmaann Aare oo halkaa ka haddlay waxa uu sheegay inay ardaydani yihiinn aqoonnyahanno loo baahnaa isla marrkaana dalka iyo daddka ay tahay  inay waxweynn ku soo kordhiyaann dalka iyo dadkaba lagana rajoqa inay isbadall ballaadhann ku samaynn doonaann horumarrka dalka , wasiir Aare waxa uu tibaaxay inay dalka yaallaann fursado badann oo ay maannta ka faaíidaysann karaann ardayda ka soo butaacaya Jaamacadaha dalka “maannta dalkeenna waxaa ka jira furrsado badann oo aadd ka faaíidaysann karaysaann taas oo meesha ka saari karrta inaynu ku tiirsanaanno daddka ajaanibta ah ee dalkeenna ku soo bnadanaya”Wasiir Aare.

Khadar Xuseenn Cabdi waa xogg-hayaha xisbiga Waddani waxaanu madasha ka sheegay inay ardayda kamidd-tahay walaashii oo ugu yaraydd qoyskooda oo waliba iyada oo reer-leh oo haddana xaamilo ah ay ku dhabann adayggtay  inay Jaamacadda dhamaysato “walaashay oo ah tii ugu yaraydd ee ay hooyaday dhashay aad baann ugu hambalyeynayaa inay Jaamacadda dhamaysatay iyada oo reer-leh oo waliba haddana xaamilo ah walaalshay waann kuu ducaynayaa”Khadar Xuseenn.

Xogg-haye Khadar waxa uu tilmaamay inay muhiimtahay inay qofka hadafkiisa kamidd-ahaato inuu lahaadaa karrti iyo firr-f-rrcooni dheeraada taas oo bushada dhedeeda uga sahlaysa inuu noqodo midd kaalinntiisa ka soo baxa. Waxaa isna halkaa ka haddlay Wasiirrkiihore ee Diinnta iyo Awqaafka Sheekh  Khaliil Cabdillaahi madasha laga sheegay inay Jaamacaddu siinayso shahaado sharafeedd maadaama uu dhamaanba xafladihiihore ee Jaamacadda goob-jooge ka soo ahaa, waxaanu sheegay inuu ciligu qofka dhiso akhlaaqdiisa iyo dadaninadiisaba.

“ardayeey waxaann idinnku baraarujinayaa cabsida ilaahay inaadd la timaaddaann sababtoo ah iyada oo kaliya ayaa lagu gaadhayaa aakhiro iyo aduunnkaba”Sheekh Khaliil. Waxaa isaguna madashaasi ka haddlay Xildhibaan Axmed Dayib ( ku caddeeye) oo kamidd ahaa ardaydiihore ee ka baxday Jaamacadda Badar International University waxaanu xusay inay araydaasi soo jareenn masaafo dheerr iyo tacabb iyo wakhti inntaba “waxaann ku faraxsanahay aniga oo kamdd ahaa ardaydii wax ka baratay Jaamacadda Badar maanntana ah masuul- qarann oo aan ahay xildhibaaann ka tirsann golaha wakiillada inaann madashann qiimaha badann idinkala soo qaybgalo”Ku caddeeye.

Mudanuhu waxa uu Jaamacadda Badar International Universiuty kula dardaarmay inay xooga saaraann dhinaca shareecada si loo xoojiyo qaybaha shareecada ee la xidhiidha maamulka iyo maaraynta sida Baannaka oo kale “waxaaann idinku dardaarayaa inaadd xoogga saartaann barashada shareecada Islaamka si aadd uga shaqo gashaann Baanannka iyo xafiisyada maxkamadaha”Ku cadeeye.

Suldaann Maxamuud Guuleed oo kamidd ahaa madax-dhaqameeddkii xafladdaasi lagu soo casuumay waxa uu sheegay isaga oo ku haddlaya magaca bahda dhaqannka iyo kann waaliddkaba maadaama ay 2 caruuurr ahi uga qalinjabiyeenn Jaamcadda Badar inay ardaydaasi la sagootiyey sii wataann waxbarashadooda dambe isaga oo ducana u  xambaariyey “aniga oo ku haddlaya afka sulaadiinnta iyo kann waalidd-kaba maadaama ay 2 caruurr ahi iiga qalinnjabiyeenn Jaamacadda Badarr waxaann leeyahay ilaahay haydiinka soo saaro kuwo khayrr leh oo dalka iyo daddkaba annfaca”Suldaann Guuleedd.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo halkaa ka haddlay arrimaha ammniga oo ah tann 1-aadd ee suurrto galinaynaysa inay soo baxaann arday farabadann sanaddkiiba “walaalayaal waa inaynnu ilaahay ugu mahadd-naqnaa nabadd-geliyada iyo ammniga oo ah kann ugu horreeya ee suurrto galinaya inaynu waxbaranno oo xafladahnn oo kale aann qabsanno”Faysal Cali Waraabe.

“Civil engineering ayaann ka baxay markiihore ee Somaliya marrkii dambe ee aann qaxootiga noqdayna waxaann ka baxay Jaamacadd ku taalla dalka Finland”ayuu yidhi Guddoomiyaha xisbiga Ucidd Faysal Cali Waraabe waxaanu sheegay inuu casho sharafeedd ku maamuusi doono ardayda xafladdaasi lagu sagootiyey “ardayda qalinnjabisay waxaann u samaynn-doonaa casho sharafeedd inn shaa Allaahu tacaalaa”. Waxaa isna halkaa ka haddlay wasiirrka isgaadhsiinnta iyo technology-yadda Cabdiwali Suufi waxaanu xusay wakhtiga dheerr ee ay ardyadu ku bixiyaann waxrashadooda laga soo bilaabo duggsiga-hoose ilaa iyo heerr Jaamacadeedd.

Wasiirrka Diinnta iyo awqaafta Sheekh Albaani oo madashaasi ka haddlay waxa uu bogaadiyey ardayda xafladdaasi loo qabtay gaarr ahaanna kuwa bartay shaqreecada Islaammka oo uu tilaamauy inay isaga wasaaraddiisa si gaara u khuseeyaann “dhamaann ardayda waann hambalyeynayaa balse waxaann si gaara annaga ka wasaaradd ahaann noo khuseeya kuwa shareecada Islaamka barrtay oo marrkay dibadda magaalada uga baxaanna noqonaya kuwa dadka diinnta iyo wanaagga fara xumahana ka reeba marrkay magaalada joogaanna ka shaqeeya Maxkamadaha iyo xafiisyada shareecada looga baahannyahay”Sheekh Albaani.

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo munaasibaddaasi ka haddlahy waxa uu xusay inay Badar University noqotay Jaamacadd heerr caalami gaadhay oo shahaadadeeda la aqoonnsannyahay “waxaann maannta halkann farrxadda kula qaybsanayaa ardayda ka baxday Jaamacadda Badar oo noqotay Jaamacadd caalami ah oo shahaadadeeda dunida laga aqoonsannyahay”Guddoomiye Cirro.

Wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Diiriye (Amxed Toorno) oo soo gaba-gabeeyey hadal jeedinntii khudbadaha xafladdaasi waxa uu hambalyeeyey ardayda xafladdaasi lagu amba bixiyey “waxaann halka ka hambalyeynayaa ardayda waxbarashada qaann-gaadhka ku noqday waxaannan ilaahay uga barryayaa inuu cilmigaa aadd barateenn idiinn barakeeyo waar-dee aammiin dhaha”aaaaamiinnnn” Wasiir toorno.

Wasiirku waxa uu tilmaamay sida loo gaadhsiinnkaro dadka miyiga ku dhaqann waxbarashada iyaga oo halkooda jooga oo aann caruurahooda u soo hayaaminn dhinaca magaalooyinka, dhanka kalana waxa uu sheegay ilaa hadda in guudd ahaann Somaliland laga hirrgeliyey 106 gooboodd oo ay ardaydu wax ku barrtaann kuwaas oo ay innta badann kala qaybqaateenn hayádaha dalka ka shaqeeya “ilaa hadda waxaannu ka wasaaradd ahaann hirrgelinnay dalka oo dhan 106 school oo ay ardaydu wax ku barrtaann waxaana Schoolladaasi qaarrkoodd dhismahooda nagala qaybqaatay  hayádaha dalka jooga”Wasiir Toorno.

Wasiirku waxa uu ardayda ka soo baxaya Jaamacadaha dalka ku baraarujiyey inaysann ku hamiyinn inay dadkale u shaqeeyaann balse ay iyagu shaqooyinn abuurrtaann “horrta waxaadd ogaataann inaadd qofkale u shaqeysaann waxaa ka fiicann inaadd idinnku shaqooyinn u baruurtaann  lafihiinna waayo taasaa idiinnka wanaaggsann inaadd qofkale u shaqaysaann Somaliduna waxay tidhaadaa biyo sacabadaadaa lagaga dharrgaaa”Toorno.

Wasiir Toorno waxa uu siyaasiyiinnta uga digay inay dhalinnyarada dalka nacsiiyaann oo ay uga dhigaann inaanay dalka waxba oollin iyaga oo siyaasadahooda ku dabaqaya “siyaasiyiinnta aann anigu kamiddka ahay waxaann leeyahay waarr-dhalinnyarada yeynaann dalka nacsiinn oo aynaann u sheeginn waxaann jirinn innaga oo ku dabaqayna siyaasadaheenna kaladuwann iyo danaheenna gaarka ah ee aynnu leenahay”Toorno.

www.Somalihouse.com

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here