Jaamacadda Addis Aabab Medical University Oo Shahaadooyin 156 Arday Oo Barrtay Qaybaha kaladuwann ee Caafimaaddka

0
86

Hargeisa (SH)- )- Jaamacadda Addis Ababa University  ayaa xafladd balaadhann ku sagootiday 156 arday oo 113 ay yihiinn hablo iyo 43 wiilal ah, kuwaas ka qalinn-jabayey duf-caddii 11-aadd ee sannaddka 2021,  munaasibadda xafladdaasi oo lagu qabtay Hotelk-ka Maan-soor ee Hargeysa waxaa ka soo qaybgalay Maxdaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici, Guddoomooyaha Jaamacadda Cabdi-saxardiidd,”Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaraddka ah ee UCID,xubno ka tirsan golaha wasiirrada ,saraakiisha xisbiyada, Saxar-diidd, macalimiinnta iyo howl-wadeennada Jaamacadda,radayda, waalidiinnta iyo martisharafkale.

     Furitaannkii xafladdaasi waxaa ka haddlay Guddoomiye Maxamuud Saxarr-diidd waxaanu ka warramay tayada waxbarasho ee ay ardaydaasi kala tageenn Jaamacadda Addis Ababa Faraeeda Hargeysa, waxaanu iftiimiyey aqoonnta caafimaadd ee ay bulshada kula-laabanayaani inay tahay midd ay ka jaamacadd ahaann ku kalsoonn-yihiinn tayadeeda isaga oo arrimahaa ka haddlayeyna waxa uu yidhi “maannta waxaynu halkann u fadhinaa inaann soo dhaweyno 156 arday ee ka baxay sannaddkann Jaamacadda Addis Ababa University faraceeda Somaliland”

Sidookalana Guddoomiye Saxardiidd waxa uu sheegay qaybaha kaladuwann ee caafimaaddka ee ay arrdaysaasi barrteenn muddadii ay jaamacadda dhiganayeenn  isaga oo arrimahaa ka haddlayeyna waxa uu yidhi “ardaydaasi waxay barrteenn qaybo kamida caafimaaddka sida Midwifery (Umuliso-nimada) Public Health ( Caafimaaddka dadweynaha) iyo Nurse-ka ( Gacan-yaranimada Caafimaaddka)”

Dhanka kalana waxa uu sheegay inay Jaamacaddu dadaal iyo karrtiba galisay sidii ay u soo saarilahaayeenn aqoonn-yahanno bulshada muuqaalkeeda caafimaaddka wax-ka badalidoona “waxaatihiinn safirradii Jaamacadda matalayey meelkasta oo aadd tag-taanba sidaa darteedd waxaann idinnku dar-daarayaa inaadd bulshadiinna ugu adeeggtaann sidii wax laydiinn-soobaray idinndka oo ilaalinaya magiciinna iyo kann-jaamacaddaba” Guddoomiyaha Addis Ababa University.

Geesta kalana Guddoomiyuhu waxa uu maadaama ay dalka shaqo-yaraani ka jirto inay bahda caafimaadku yihiinn iyagu kuwa shaqada abuura sidaa darrteeedna dufcaddann 11-aadd looga baahannyahay inay wax soo saarka iyo shaqo-abuurrka dalkaba wax muuqda kusoo korrdhiyaann “sida aadd la socotaann waxaa la yidhaadaa waxaa dalka ka jirrta shaqo-yaraann marrkaa idinnka doorrkiinnu waa inaadd dalka shaqo-abuurr kusoo korrdhisaann”Saxardiidd.

Waxaa isna halkaa ka haddlay  Axmed Ismaaciil Batuun oo ah madax waxbarashada ( dean academy) waxaanu  ka haddlay waalidiinn iyo macalimiinba dadaalkii faraha baddnaa ee la galiyey ardaydaasi inuu maannta soo gaadhay midhihii ka soo baxay oo ay xafladdaasi maragg-furr u tahay “Waalidiinnta,maamulka iyo macalimiinnta jaamacadduba dadaalkii dheeraa iyo  maal iyo maskaxba wixii laydinn-geliyey maannta midhihiisii waxaa maragg-furr u ah muuqaalkiinann quruxdabadann”Baruun.

Waxaa isna madashaasi ka haddlay Maxamed Cabdullaahi oo ka  mida Macalimiinnta waxaanu tilmaamay inay macalimiinntu mudannyihiinn bogaadiinn iyo ammaann maadama ay soo saareenn dhalinnyaradaa aqoonn-yahannada ah, waxaanu la darr-daarrmay ardayaasi baratay caafimaadka qaybihiisa kaladuwann “waxaann ku kalsoonahay inaadd-tihiinn aqoonn-cusub oo dalku u baahnaa waxaanan ku rajo-waynahay inaadd muulqaalka caafimaaddka dalka waxbadann ka baddalidoonntaann”

Waarsi dhoobaale oo ku hadlaysay magaca waaliddka oo halkaa ka hadashay waxay sheeggtay inay farxadda la qaybsanayso ardayda loo xafladaynayo waxaanann si gaara ugu mahadd-celinayaa waalidiinntii idinnku soo tabacday ee maannta heerrkaa aadd ku soo gaadheenn sababtooda”Waris dhoobaale.

Waxaa isna madashaasi ka haddlay Siciid Faarax oo ku haddlayey magaca ardayda qalinn-jabaisay waxaanu dareennkiisa ku muujiyey erayo xarrxadeedd “aniga oo ku haddlaya afka ardayda waxaann si gaara halkan mahaadd-balaadhann ugu celinayaa labadaydii waalidd oo isoo horr-fadhiya oo ilaahay mahaddii ay maannta iyaga ii nool farxaddayda ila qaybsanayaann”Siciid Faarax.

Siciidd Faarax Ardayda waxa uu ku boorriyey inay sii wataann waxbarashadooda isla marrkaana si horr-hel qalinka dib ugu soo-feystaann “ardayda aannu saaxiibada nahay waxaann kula darr-daarrmayaa inaadd sii watadaann waxbarashadiinna oo aydaann halkaa kaga hadhinn”Siciid Faarax.

Dr Maxamed Cabdi ( Aw-koombe oo madasha laga sheegay inuu Hospital-kiisa Garr-gaarr uu gacann waynn ku lahaa kaalintooda waxbarashada gaarr ahaann hablihii soo bartay qaybta Umulisada oo halkaa ka haddlay waxa uu ka sheekeeyey kaalinnta caafimaaddku ku leeyahay horr-marrka muuqaalka bulshada isla marrkaana ay aqoonntu tahay midd aann aadamaha ka hadhaynn ilaa uu guddka galo “waxkasta oo aadd dunidann ku barataaba wuu kaa hadhayaa ama marr-baadd waayeysaa balse caafimaaddku waa ciliga ugu fiicann marrka laga reebo Kitaabka iyo Sunnada sidaa darrteedd aoonntu waa waxa kaliya ee aann lagaa qaadaynn” D.r Koombe.

Faadumo Siciid oo halkaa ka hadashay waxay xustay kaalinnta caafimaaddka iyo Hablaha waxaanay tidhi “waagiihore waxaa la odhanjiray gabadhaasi waa kal-kaaliso balse maannta kaalinntiinna waxaa inna baray xanuunnkann adduunnka oo dhann ka yaabiyey ee COVID19 balse waxaa laydiinka baahanyahay inaadd bulshada u naxariisataann oo aadd gacann-qabow iyo hadal naxariis-leh kula macaamishaann” Faadumo Siciidd

Iyada oo hadalkeeda sii wadatana waxay yidhi “marrbaann xanuunsaday oo aan galay dhakhtarka waxaann kala bartay hablihii halkaa ka shaqaynayey qaarkoodd-na waann karaahaysann-jiray marrkaann arrko kuwo kalana waann ku raaxaysann-jiray hadalkoodii naxariista lahaa “maamo seetahay maxaann kuu qabtaa ayey I odhanjireenn”

Dhanaka kalana waxay Ina Siciidd sheeggtay inay lagama maarr-maanntahay inay dumarrku xiliiyo kaladuwann iska baadhaann xanuunka CANCER-KA oo dalka aad ugu soo badanaya gaarr ahaanna dumarrka aadd ula fal-gala “dumarrka waxaann aadd ugu boorrinayaa inay xilliyo kaladuwann isaga baadhaann xanuunnka la yidhaado CANCER-ka oo si gaara dumarrka ugu dhacaya waayadann dambe” Faadumo Siciid.

Xogg-hayaha guudd ee Xisbiga Mucaaraddka ah ee Waddani Khadar oo halkaa ka haddlay waxa uu bogaadiyey ardayda iyo maamulka jaamacadda Addis Ababa Medical inay jaamacadaha kale kaga duwann-yihiinn dhinaca ismaqalka iyo aadaabta iy kala dambeynnta “jaamacado badann baann kala qaybgalay qalinn-jabinntooda balse waxaa ii soo baxday inaadd kaga duwann-tihiinn dhinaca aadaabta iyo kala-dambeynta waayo ilaa saaka wax buuqa iyo si dhexyaac toona madashu male” Xogg-hayaha Waddani.

Waxaa isaguna madashaasi ka haddlay xogg-hayaha guudd ee xisbiga muxaafiddka ah ee Kulmiye Ibraahim Raabi waxaanu dhalinyarada aqoonta loo xamnbaariyey kula taliyey inaysann ku dhex-milminn bulshada innteeda liidata ee aann firrfadaha lahaynn balse ay iyaga wacyigelinn u sameeyaann oo wixii ay soo barteenn kula macaamilaann.

Geesta kalana waxa uu xasuusiyey qalinn-jabiya-yaasha caafimaaddka ka baxay inay doorrkooda ku darrsadaann inay hammigooda ku darrsadaann ka qaybgalka siyaasadada dalka waxaanu tusaale u soo qaatay kuwa hadda kuraasta siyasaadda gaarr ahaan waaxda fulinta ay kamidd-yihiinn dhaliyaro iyaga oo kale ah oo jaamacadaha ka soo baxay “waxann soo dhaweynayaa mihnaddann caafimaaddka ee aadd barateenn balse ogaada siyaasaddana kuwa maannta kuraasta ku fadhiya wasiirro ama agaasimayaal inay kamidd-yihiinn kuwii shalay sidiinna oo kale ka soo baxay jaamacadaha dalka”Ibraahim Raabi.

Wasiirr ku xigeennka Wasaaradda Waxbarashada Cabdi-Xakiin Bustaale oo goobtaasi ka haddlay waxa uu hambalyo iyo bogaadinn kula duldhacay ardayda xafladdaasi lagu sagootiyey waxaanu tilmaamay inay ka wasaaradd ahaann gacannta ku hayaann arday farabadann oo u baahann inay helaann caafimaadd iyo darryeelka ay dhiggooda kale ee dunidu ku naaloodaann “waxaanu gacannta ku haynaa arday caruurr-farabadann oo u baahann inay helaann darr-yeel caafimaadd dadka ay u baahann-yihiinna idinnkaa kamida oo ay idinn-sugaayaann”Wasiirr ku xigeennka waxbarashada Mr. Bustaale.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo halkaa ka haddlay waxa uu sheegay inaanu is lahaynn Addis Ababa cilmi caafimaadd baa ka imann Xamarr-na xabadd iyo cadaawadd baa ka imann waasida uu hadalka u dhigaye “walaalayaal ilaahay baa mahaddle balse waxaann idiinn sheegayaa anigu ismaann lahaynn Addis Ababa Cilmi baa idiinnka imann Xamarr-na xabadd baa idiinnka imann.

Dhinaca kalana Guddoomiyaha Xisbiga UCID waxa uu sheegay ardayda Somaliland ee sannaddkiiba ka soo baxaya jaacamacaduhu inay sii badanayaann kuna dhaw-yihiinn inay gaadhaann dadka ku dhaqan gobalka waqooyi-bari ee Puntland ee Somaliya “maannta waxaadd arkaysaann inay jaamacadaha ardaydeennii ka soo baxayey sii badanayaann waxaanay gaadheenn inay la egaadaann bulshada ku dhaqan maamul-gobaleeddka Somaliya ee Puntland”Faysal Cali Waraabe.

Dhanka kalana Faysal waxa uu weerarr afka ah ku qaaday Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Xasann oo dhawaann warbaahinta bulshada ku soo qoray inay caruurrtiisa iyo kuwa uu dhalay Faysal Cali Waraabe yihiinn il-mahooyo-walaal (Habro wadaagg) “wadaaddka la yidhaado Cabdi-xayi ee yidhi Caruurtayda iyo kuwa Faysal Cali Waraabe waa HABRO –WADAAGG waana dadd-walaalo ah oo aann meella ku kala-tagaynn waxaannku leeyahay caruurtayda Jarmal-na Habro-wadaagg-bay la yihiin waxbana innagama dhexeeyaann oo caruurtayda ilama-lihidd”

Sidookalana waxa uu soo hadal-qaaday inay reer koonfureeddku ku mashquulsann-yihiin Kiiskii Cabdi-maalik Musue Coldoon loo xidhay ee Jaamacadda Barwaaqo ee hoostimaadda Abaaso University iyo kiiskii 2dii bishann ka dhacay laas-caano ee daddka Somaliyeedd ee ka soo jeeda gobalada Baayo iyo Bakool “reer Xamarku shalay waxay ku mashquul-sanaayeenn kiiskii Jaamacadda Abaarso maanntana waxay ku mashuulsann-yihiinn kiiskii ka dhacay laas-caanood”

Wasiirrka arrimaha Diinnta iyo Aw-qaafta Sheekh Cabdirizaaq (Albaani) oo kamidd ahaa wasiirradii lagu soo casuumay madashaasi waxa uu, duceeyey ardayda madashaasi lagu sagootiyey “ilaahay waxaann idiinnka barr-yayaa inuu cilmigiinna ka dhigo kii lagu faaíido ee bulshada ann-faca”Sheekh Albaani.

Wasiirrku waxa uu bulshada xasuusiyey inay diinntu tahay caafimaadd iyo nuurrka quluubta isla marrkaana lagu daweeyo qur,aanka xanuunnada qaarrkoodd  marrka ay dhakhaatiirrtu dawaynn-kar-waayaann “idinku waxaadd barateenn ciliga caafimaaddka oo xanuunnada lagu daweeyo balse waxaann idiin sheegayaa diinnteena Islaamka gaarr ahaann quráannka kariim-ka ah in lagu daweeyo xanuunnnada oo dhann”Albaani.

Geesta kalana Wasiirrku waxa uu Amaanay Xukuumadda Muuse Biixi Cabdi ee uu ka middka yahay waxaanu yidhi “Xukuumaddu waxabadannbay qabatay mashruuca ugu waynn ee aann soo qaadankaraana uu yahay mashruuca shaqo-qarann oo aadd oggtihiinn inuu xataa qabyaaladdii hoose u dhigay, annaguna ka wasaaradd ahaann waxaannu dalbanay 100 qof oo shaqaale horr-leh oo aannu ka sugeyno inay hayádda shaqaalihu noo soo ansixiso”Sheekh Albaani.

Madaxweyne ku xigeennka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil (Saylici) oo madashaasi kuhdd-baddiisa lagu soo xidhay waxa uu sheegay ciliga ay ardaydaasi barrteeni inuu yahay kii looga baahnaa dalka, geesta kalana waxa uu sheegay isagu inuusann kamidd ahaynn dadkii dibadaha u dhoofay oo aanu Somaliland dhanna uga bixinn mararr uu safar-shaqo dibadaha ugu baxay uun mooyaane “anigu waxaann kamidd ahay daddka aann dibadaha u dhoofinn oo Xamar xataa aniga qurbay ii tahay oo waligay maann aragg dadkii tagay eek a soo shaqeeyeyna maann-ahaynn”Saylici.

Gunaanaddkii xafladdaasi Madaxweyne ku xigeennka, Guddoomiyaha Jaamacadda Dr.Maxamuudd Xasar-diidd iyo Fasyal Cali Waraabe ayaa ardaydii kaalmaha sare ka galay dhibcihii kala saraynnta darajada heerrka waxbarashada lagu qiyaaso halkaa ku guddoonnsiiyey shahaadooyinnkoodii, halka ardayda inntoodiikalana uu shahaadooyinnkooda gacannta ka saaray Dr. Aw-koombe.

www.Somalihouse.com

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here