Hayádda SOLNAC oo Qabatay, Tababarka Buugg-yarah HIV-ga Ee Hagaha Culimada Diinta

0
111

Hargeysa (SH)-Hayádda SOLNAC ee Somaliland u qaabilsann wacyigelinnta iyo la dagaallannka Viruska dhaliya xanuunnka HIV-Aids ayaa qabay shirr-ballaadhann oo lagu naaqishayey Buuggg-yaraha HIV-ga oo loogu magacdaray (Hagaha Culimada Diinnta) kaas oo ay soo diryaarisay hayádda SOLNAC, waxaana shirrkaasi lagu qabtay Hotel-ka Maan-soor ee Hargeysa.

Furitaannkii shirrkaasi waxaa ka haddlay agaasimaha waaxda wacyigelinnta iyo maamulka ee hayáddaasi Muxyidiinn Yuusuf Ibraahim waxaanu ka soo qaybgalayaasha shirrkaasi oo tiro ahaann gaadhayey 100 qof oo ka kalayimidd qaybaha kaladuwann ee bulshada sida dhalinnyarada,haweennka iyo culimada sheegay muddada uu kulannkaasi soconndoono oo ah maanta iyo  berrito inay si qotodheerr uga haddlayaann isla  marrkaana ay si hufann u soo bandhigaann fikradahooda iyo wixii macluumaada ee ay ka hayaann dhibaatada xanuunkaasi ku hayo bulshada, isaga oo arrimahaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi”saaka waxaann u wada jooggnaa hawlkamida hawihii uu komishannka qarannku u xilsaarrnaa ee la dagaallannka HIV iyo wacyigelinntiisa, saakana waxaann ilaahay  mahaddiisa gacannta ku haynaa Buuggii loogu talogalay arrimahaasi”

Buuggann loogu yeedhay HAGAHA culimada Diinnta cashirrada lagu daabacay maaha kuwo loogu talogala kaliya Somaliland balse waa midd ay sidookale horey u ageeggsadeenn qaarrkamdia waddamda Islaamka kuwaas oo uu ka dhaqanngalay isaga oo arrimahaasi qaadaa dhigayeya waxaa hadalladiisii kamidd ahaa “Buugaasi innaga kaligeenn innaguma ega ee waxaa laga isticmaalaa waddamo badann oo Islaama sida Baakistaann iyo qaarkale”

SOLNAC waxay sheeggtay nuqlulka la soo daabacay ee loogu magacdaray Buugg-yaraha inay si wadajira u soo diyaariyeenn SOLNAC iyo qaarrkamida culimadii madasha kulannkaasi ka soo qaybgalay, marr uu arrimahaa ka haddlayena waxaa hadalladiisii kamidd ahaa “waxaa nala soo diyaariyey Sheekh Faysal oo ka tirsann culimada nala shaqeeya arrimaha wacyigelinnta cudurrkaasi”

“dhanka kalana Mr Muxyidiinn waxa uu sheegay inn uu cudurrkaasi si baahsann ugu faafayo bulshada isla marrkaana uu maannta marayo heerkiisii ugu sarreeyey, waxaanu yidhi “Maannta cudurrkii waxa uu marayaa meel xaasaasiya waayo waxa uu ku dhacayaa kuwii isguurrsanayey oo middkoodd uu la noolyahay cudurrkaasi waanay badannyihiinn walaaladeenna la nool xanuunnkaasi mana aha wax ceeba ee waa xaqiiqa jirta”

“waxaa jira Ragg si badheedha dumarrka ay guurrka ka doonayaann ugu qariya inay cudurrkaasi qabaann si aanay dumarrku uga boodinn bilowga horaba, ka dibna sidaa ku qaaddsiiya xanuunnkii ay qarrsanayeenn dumarrkooda sidaana waxaa yidhi agaasimaha wacyigelinnta iyo maamulka SOLNAC Mr. Muxyidiinn Isaga oo arrimahaa ka warramayeyna waxa uu yidhi “waxaannu ogaannay ragg la nool xanuunnkaasi oo guursanayey Hablo ka fayow xanuunkaasi balse marrkii aannu ogaannay aannu uga diggnay gabadhii oo ay sidaa kaga baddbaadday”

” Muxyidiinn isaga oo arrimahaa ka sii haddlayeyna waxa uu yidhi “Walaalayaall haddii aynaann maannta ka horrtaginn faafiffa xanuunkaasi wuu inna galaafanayaa waayo waxaadd maannta arkeysaa wiilalyarr-yarr oo la nool xanuunkaasi tusaale ahaann 3 sano ka horr Boorama waxa uu marayey 200 maanntana waxa uu gaadhay ilaa 400 oo qof”

“Dkhakhtarrka waynn maannta waxaa ku xidhann oo dawada ka qaata 2000 oo qof oo ah waliba inta yarr ee ku soo dhiirraday inay sheeggtaann xanuunnkaasi marrkaa inta aann wali ku soo dhiirrana maxaydunn u malaynaysaann”Agaasimaha Wacyigelinta iyo maamulka Haýadda SOLNAC Muxyidiinn Yuusuf Ibraahim. Muxyidiinn Yuusuf.

waxaa isna halkaa ka haddlay Sheekh Khaysal oo ka mida culimada sida dhaw ula socota arrimaha fiditaannka xanuunnkaasi bulsahda ku faafay waxaanu sheegay inay lagama maarrmaanntahay inay culimadu si weynn ugu baraarugaann isaga oo arrimahaa ka  haddlayeyna waxa uu yidhi  “horrta waxaa is waydiinn-mudann HIV-gu ma cudurrbaa mase maaha? haddii ay jawaabtu haatahay waa inaynnu sida hadda jirta si ka ballaadhan uga haddlaa haddii aynnu nahay culimadii dalka”Sheekh Faysal.

Waxaa isaguna madashaasi ka hadlay Maxamuud Cabdi Yuusuf oo kakamda horrjoogayaasha xerryaha barakacayaashu ku noolyihiinn isla marrkaana SOLNAC iyo hayádaha, iyo barakacayaasha xidhiidhiye u ah Mr Maxamuudd,waxaanay kaamamkaASI kala yihiinn.

1- State House

2.Stadium

3-Maxamed Mooge

4-Naasa-hobloodd

5- iyo Jumcaale oo ku yaalla bariga Hargeysa oo hoos-yimaadda Degmada Macalinn-haaruunn.

waxaanu sheegay kuwalnakani inay ku dhanyihiinn xubno matalaya xerryaha barakacayaashu ku noolyihiinn kuwaas oo loogu yeedhay inay bulshadii ay ka yimiddeenn gaadhsiiyaann farriimaha ay kulannkani ku qaadann doonaann, isaga oo arrimahaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi “aniga oo ku hadlaya macaga hayádda barakacayaasha qarannka waxaannu soo xullay 5tii kaamm ee barakacayaasha qaarkamida dadkii ku noolaa waxaanay tahay ujeedadu inaadd qaaddaann cashirrada aadd halkann ka baranndoontaann intiinani waayo waxaadtihiinn bulshada qaybtii ugu nuggleyd faafidda xudurrkani”

isaga oo hadalkiisa sii watana wxa  uu sheegay inn dadaall badann iyo dhaqaalaba lagu bixiyey qabsoomidda shirrkani sidaa darrteedd ay ka soo qaybgalayaashu si fiicann uga faaíidaystaann “waxaann idiinn soo jeedinayaa inaann si fiicann uga faaiidaysataann kulannkani isla marrkaana dadkii aadd wakiilka ka haydeenn ee aynu xaafadihii kaganimi inaadd gaadhsisaann fariinta halkann laydiinku dhiibidoono”Maxamuudd.

Markale waxaa isna halkaa dadkii matalayey xaafadaha ay ku noolyihiinn barakacayaasha qaxootiga ahi Muxyidiinn Yuusuf Ibraahim waxaanu ku baraarujiyey barakacayaasha furradda u helay inay ka soo qaybgalaann kulannkaasi inay ka fogaadaann ku dhicidda aafada iyo masiibada xanuunnkaasi leeyahay “marrkiihore waxaynnu odhannjirray annagu Islaambaannu nahay oo nagu dhicimaayo balse waxaa la ogaaday inaanu xanuunnkaasi ciddna dhaafeynn” Muxyidiinn

dhannka kalana waxa uu agaasimuhu tilmaamay meelaha uu cudurrkaasi  ka soo galayo bulshada inay kamidd-tay dhinaca guurrka oo ay soo badanayaann ragga u qarinaya dumarrka ayguurrka ka doonayaann xanuunnkaasi, sidookale waxa uu xusay waxyaabaha laysugu gddbiyo inay kamidd-yihiinn dhaacaannka dareeraha ah oo isgaadha sifo uu doonaba haysku gaadhee “maannta waxaann halkann idiinnku sheegayaa maannta wixii ka danbeeya inaann  isku xidhnaanno oo aadd noo soo guddbisaannn wixii aadd ka heshanan faafitaannka cudurrkaasi annaguna ka hayádd ahaann waxaannnu idiinkala shaqaynaynaa arrimahaasi sidii aynnu isaga kaashann lahaynn ka horrtagidda cudurrkaasi”ayuu khuddbaddiisa ku soo xidhay Mr Muxyidiinn.

intaa ka dibb ka soo qaybgalayaashii ka socday xaafadaha dannyarta gaarr ahaanna barakacayaasha ku kala nooll 5ta kaamm ee ay ku kalanoolyihiinn daddka barakacayaasha ah ayaa suáalo ku boobay agaasimaha wacyigelinnta waxaana kamidd ahaa “agaasime waxaadd noo sheeggtay inn daddka wacyigelinn loosameeyo annaguna ma haynno qalabkii loo baahnaa sida boodhabbkii lagu qorilahaa erayada hal-kua dhagga ah ama ka dhannka ah cudurrkaasi iyo Micro-phone-nadii coddka lagu baahinnlahaa iyo wixii lamida marrkaa sideennu wax ku wacyigelinnkarraa”

Agaasimuhu waxa uu suáashaasi kaga jawaabay “waadd mahaddsanntihiine Hayádda SOLNAC waxay diyaarr idiinnla tahay inay arrimahaasi oo dhann idinnka caawiso wixii tashiilaadd ah ee lagu qabann lahaa wacyigelinntaasi”

qaybaha kaladuwann ee ka soo qaybgalay kulannkaasi waxaa kamidd ahaa waalidiinnta gaarr ahaanna haweennka oo iyagu udub-dhexaadd u ah taabbo gelinta waxbarashada iyo nolosha cauurrta soo koreysa, sidaa darrteedd dadaallka hayádda ka horrtagga aafada xanuunnkaasi waxaa kamida inn ay waalidiinntu qorshahooda ubaddka ku darsadaann inn ka sheekaynnta iyo iska ilaalinnta cudurrkani lagu soo daro MANHAJKA waxbarashada dalka si ay caruurrtu iyaga oo yarr-yarr u barrtaann meelaha uu ka soo galikaro cudrrkaasi noloshooda.

Dr Cabdulqaadir Sheekh Xuseenn Rabiile oo kamida dhakhaatiirrta bixiya tabobarrada ka horrtagga cudurrkaasi HIV-ga oo bixinaya 2da cisho ee uu kulannkaasi soconayo duruusta ay ka soo qaybgalayaashu qaadanayaan waxa uu sheegay inuu jiilka soo koraya muhiimadd weynn u leedahay inay caruurahooda ku barrbaariyaann sidii Mannhajka waxbarashada loogu darilahaa culuumta la xidhiidha ka fogaanshaha cudurrkaasi isaga oo arrimahaa kala haddlayey waalidiinntii ka soo qaybgashay kulannkaasina waxa uu yidhi “maannta waxaann qaadanaynnaa cashirro la xidhiidha haddii aadd-tihiinn waalidiinnta gaarr ahanan haweennka ugu baraarugi-lahaydeenn inn mannhajka waxbarashada lagu soo daro cilmiga la xidhiidha sida lagu kala qaado cururrkann HIV-ga AIDS ka iyo sidii aadd cauurihiinna ama eheladiinna uga wacyigelinn-lahaydeenn inay faraha la galaann cudurrkaasi iyo asbaabaha u keeni-karaba”

Marwo Sahra Maxamuud Xuseenn oo ah madaxa daaweynnta iyo darryeelka daddka na lool cudurrkaasi oo iyana halkaa ka hadashay waxay sheeggtay inay lagama maarrmaantahay inay waaliddku gaarr ahaanna hooyooyinku ku baraaruggsanaadaann ka wacyigelinnta iyo ka horrtagga faafiffa ama ku dhicidda feyraskaasi oo isagu dhaliya xanuunka dunida waxbadann aafeeyey ee loo yaqaannu HIV-AIDS ka “sida uu Dr kuba sheegay maannta waxaadd halkann u fadhidaann ilaa berrina aadd qaadann doonntaann arrimaha la xidhiidha waxbarashada ubaddkiinna gaarr ahaanna manhajka waxbarashada inn lagu soo daro barashada cudurrkann bulshada sida weynn u halakeeyey ee AIDS-ka” Saraha Maxamuudd

Markale waxaa isna halkaa kala haddlay Hooyooyinnka lagu soo casuumay kulannkaasi agaasimaha waaxda wacyigelinnta iyo ka maamulka hayádda SOLNAC, Muxyidiinn Yuusuf Ibraahim waxaanu sheegay waalidiinnta nasiibka u yeeshay inay kulannkaasi qayb ka noqdaann u sheegay inay la socdaann barrnaamujkann oo muddo 2 sano ah ay si wadajira u soo wadeenn SOLNAC iyo Wasaaradda waxbarashada inn ay ujeedada tabobarrkani tahay ka waalidd ahaann gaarr ahaanna hooyooyinku inay arrimaha ay 2 cishu halkann ku baranndoonaann la wadaagaann xaafadihii ay ka kala-yimiddeenn “waxaann rajaynayaa inaadd xaafadihii aadd ka kalatimiddeenn kula noqonn-doonntaann duruusta aadd maannta iyo berriba halkann ku qaadanaysaann” ayuu yidhi.

Geesta kalana waxa uu xusay waxyaabaha la yaabkaleh ee uu idhihiisa ku arrkay muddadii uu joogay xafiiskaasi caruurr-yarryarr oo laga soo caydhiyey goobihii waxbarashada inay waaliddkoodd na looyihiinn cudurrkaasi HIV-ga awgeedd taas oo ah dhibaato innteeda la egg oo horrtaagann bushada uu cudurrkaasi asiibay “waxa aann uga haddlayno cudurrkani waxaa kamida inn aann anigu indhahayga saaray oo aann la kulmay caruurr-yarr-yarr oo laga soo caydhiyey goobihii waxbarashada iyaga oo ay dhiggooda ay ciyaalka ahi ku eedaynayaann ama ceeb uga dhigayaann inay waaliddkoodu la noolyihiinn cudurrkaasi HIV-ga darrteedd sidaa awgeedd waa inaynu daddkeenna yarr iyo waynnba ka wacyigelinnaa halista uu leeyahay xanuunnkaasi” muxyidiinn Yuusuf Ibraahim.

Fatxiya Muuse Ibraahim oo ka tirrsann haweennka Ururrka NOW ee xukuumadda afkeeda ku hadla oo madashaasi ku matalaysay ururrkeeda wxay sheeggtay inay soo dhaweynayaann ka ururr ahaann inn Manhajka waxbarashada lagu daro dhibaatada xauunnkani HIV-ga geesta kalana waxa ay hooyooyinkii kulannkaasi fadhiyey ku boorrisay inay si muggleh dhagaha ugu raariciyaann duruusta ay 2 cishu halkann ku qaadanayann “annagu ka NOW ahaann waxaannu soo dhaweynaynaa inn Manhajka waxbarashada lagu soo daro dhibaatada weynn ee uu leeyahay cudurrkani bulshadeenna ku hayo” Marwo Fatxiya Muuse.

Dahalinnyarada aqoonnyahaniinnta ah ee casharradasi bixinaya waxaa kamidd ah Mubaarak Cabdurraxmaann Maxamed Maal isaga oo qaybta culimaa ee kulannkaasi ka qaybagalayey la haddlayeyna waxa uu culimada waydiiyey “haddaadd culimadii tihiinn inaadd aniga iga wada aqoonnbadann-tihiinn ayaan filayaa balse kaliya anigu waxaann halkann u soo istaagay inaann idiinn yara tilmaamo uunn xoodheeraada marrkaa yaa ii sheegi kara waxa uu yahay currkan HIV AIDS-ka?

Mubaarak Maal waxa uu sheegay sababta culimada loo soo xulay inay yihiinn kuwa ugu saamaynnta badann bulsada maadaama ay todobaaddkiiba maalinn la haddlaann bulshada iyaga oo khuddbadaha jumcaha ku soo qaata mawaadi.   ic kaladuwann oo saamaynn ku yeesha nolosha bulshada “haddii aadd tihiin culimadii dalka waxaa laydiinn soo xulay inaadd tihiinn kuwa ugu saamaynnta badann bulshada dhexdeeda waayo todobaaddkiiba hal maalinn baadd masaajidda daddka kala hadashaann”Mubaarak Maal

Maalinnta 2-aadd ee berri ah ayaa lagu wadaa inay kulannkani si wadajira uga soo qaybgalidoonaann Wasiirrka arrimaha Diinnta Sheekh Albaani iyo Agaasimaha guudd ee Hayáddann SOLNAC Cabdishakuurr Ismaaciill Aare isla  marrkaana ay si dawadajira u wada saxiixidoonaann dhaqann-gelinnta Buugg-yaraha hagaya culimada Diinnta Islaammka Somaliland ee ku wajahann la ka horrtagga iyo la dagaallannka faafidda cudurrkaasi.

www.Somalihouse.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here