Wasaaradda W/barashada oo qabatay Tababarrka ka faaíidaysiga xirrfadaha qorshe samaynnta..

0
83

Hargeysa (SH)-Munaaasibadd balaadhann oo lagaga haddlayey arrimaha waxbarashada gaarr ahaann maamulayaasha duggsiyada-sare ee goballada Somaliland ayaa lagu ayaa alagu qabtay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa, kulannkaasi oo soconndoona muddo 3 cisho ah waxaa ka soo qaybgalay Wasiirrka,wasiir ku xigeennka Waxbarashada, Agaasimaha guudd,madaxda waaxyaha kaladuwann ee wasaaradda, Ururrada maxallaga ah ee ka shaqeeya dhinaca waxbarashada iyo masuuliyiinnkale.

Furitaannkii shirrkaasi waxaa ka haddlay Agaasimaha guudd Axmed Abokor waxaanu ka warramay ujeedada loo qabtay kulannkann iyo waxyaabaha lagaga haddlidoono muddada korr ku xusann ee uu shirweynahaasi soconayo, Agaasimuhu waxa uu-u mahaddceliyey ka soo qaybgalayaasha shirrkaasi ilaa heerr gobal.

Mr Abokarr isaga oo arrimahaa ka warramayeyna waxaa hadalladiisii kamidd ahaa “aaddbaann u soo dhawaynayaa masuuliyiinnta isaga kalayimidd ilaa goballada kaladwann iyo ciddkasta oo wasaaraddda xilka haysaba waxaa laga rabaa inay la socodaann isla marrkaana hubiyaann shaqada qorshaha ama hadafka wasaaraddu ku shaqayso” Abokarr.

“Waann la soconnaa inaysann mushaaharaaddkayarr ee aann qaadannaa aanay ahaynn wax innagu filann balse waxaadd ogaataann inaynnu nahay kuwii soo saarayey Dhakhaatiirrta, Engineerrada, Siyaasiyiinnta iyo masuuliyiinntii kale ee Mustabalka dalka u soo baxayey”Axmed Abobarr.

Waxaa isna halkaa ka haddlay Wasiirr-ku xigeennka Cabdixakiim Bustaale oo dhwaann loogamacaabay xilkaasi waxaanu sheegay inuu kulannkani isaga si gaara farrxadd ugu leeyahay “waxaann dareemayaa inay tahay ujeedadu sidii aynnu uga firkilahaynn hannaannka hormarineedd ee nidaamka waxbarashada ee u dejisann wasaaradda waxaas oo dhamina waxa ay ka imanayaann waa siyaasadda guudd ee Qarannkeenna”Bustaale.

Wasiirr-ku xigeennku wawxa uu sheegay inuu soo korrmeeray dhamaannba goballada dalka si gaarana uu isha u soo mariyey hannaannka waxbarashada ee goballada iyo daddka halkaa u jooga wasaaradda isaga oo arrimahaa ha haddlayeyna waxa uu yidhi  “mudane Wasiirr inntii aann joogay wasaaradda waxaann korrmeerr ku soo sameeyey goballada dalka oo dhann waxaanann halkaa ku soo arrkay dadd shaqadooda si fiicann u qabsanaya”Bustaale.

Waxaa isna halkaa ka haddlay Wasiirrka waxbarashada Axmed Maxamed Diiriye “Axmed Toorrno”waxaanu tibaaxay hannaannka guudd ee jihaynnta waxbarashadu inuu yahay kann dalka u dhaqaajinayey halka saxda ah ee loo dajiyey nidaamka siyaasadeedd ee waxbarashada “waxaann rabaa inaann idiinnla wadaagga habbka aann ku shaqaynayaa ka wasaaradd ahanan inuu yahay inaann umadda horrmarrkeeda wax ku biirinno arrinnkuna waxa uu marayaa NIN LAGU SEEXDOW HA SEEXANN WAARR SAWDIDAA MAAHA? Axmed toorrno.

Isaga oo arrimahaa ka sii faaloonayena waxa uu yidhi “marrka aann doonayo inaann arrimahaa aan soo sheegay ka shaqaynno dee waa inaynnu haysannaa xogg dhaba oo ka tarrjumaysa baahiyaha waxbarashada daddkeenna” waxaanu inntaa ku siidaray “Somaliland oo dhann 62 gooboodd oo kaliya ayaaleh hannaannkii waxbarashada ee duggsiyada-sare inntaasina dee innaguma filla”

Mr Toorrno waxa uu sheegay inaytahay inn la hubiyo hannaannka waxbarashada iyo tayada daddkeeda si looga taxaddaro xagaldaaca ku imannkara jiilasha soo socda waxbarashadooda “ilmahayarr ee soosocda waa inaann ka fikirrnaa sida uu u egaanayo mustaqbalka soosocda hannaannkiisa waxbarasho”ayaa yidhi Wasiirrka Waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye “toorrno”

Wasiirrku waxa uu sidookale ka dhawaajiyey shaqo,la aannta dalka ka taagann gaarr ahaanna beesha dhalinnyarada jaamacadaha ka soo roggmaday, waxaanu tilmaamay inn qofka shaqo,la aannta ah looga baahannyahay inuu ahaado midd firr-firrcoonn oo aann caajis ahaynn “none active person” isaga oo arrimahaa qaadaa dhigayeyna waxa uu yidhi “kawarrann aniga oo gurigeyga iska jooga haddii aann idhaado shaqaann doonayaa miyey soconaysaa waa maya”ayuu yidhi Wasiirr toorrno.

Dhanka kalana waxa uu ka haddlay qorshaha ay maannta shirrkann ku dajinayaann bahda waxbarashada ee wasaaraddda inay kamidd-tahay inn la sameeyo samaynnta sannduuqa horrmarinnta waxbarashada Somaliland “maannta waxyaabaha innahorr-yaallada waxaa kamida samaynnta sannduuqii waxbarashada dhawaann marrkii aannu Nairobi kula kulannahay Hayáda caalamiga ah ee nagala shaqeeya waxbarashada marrkii aannu arrinntaa sanduuqa u soo jeedinayna waynala soo dhaweeyeenn”toorrno.

Wasiirrku waxa uu ka haddlay dhibaatada ay leedahay shaqada oo qofkaliya ahi isku koobo “qolyihiinna agaasime-waaxeeddyadana waxaann odhannlahaa waarr shaqada kaligiinn uunn haysku koobinee ka qaybgaliya dadka kale ee shaqada idinnku weheliya ee wasaaradda u jooga halkaa aadd jooggtaann” waxaanu inntaa ku sii daray “marrkaadd idinnku shaqadii kaligiinn isku koobtaann guddoomiyihii degmadu muxuu qabanayaa” sidaa waxaa hadal-jeedinntiisa ku soo gabagabeeyey wasiirrka wasaaradda waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye ( Axmed Toorrno)

Shirrkaasi oo soconndoona muddada xagga-sare ku xusann ka soo qaybagalaasha iyo saraakiisha ka socota wasaaradda waxbarashada iyo tacliinntasare waxay marrkale isugu soo laabann doonaann kulannkaasi maalinnta berri ah haddii eebbe idmo.

www.Somalihouse.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here