Xafladd ballaadhann oo lagu Daah-furayey Adeegga Shirkadda Cusub ee Super oo lagu qaybtay Hargeysa

0
97

Hargeysa (SH)-Xafladd ballaadhann oo  lagu daah-furayey bilowga shaqada shirrkadda cusub ee socdaalka gaadiiddka ee Super ayaa lagu qabtay Hotel-ka Maan-soor ee Hargeysa, munaasibaddii xafladdaasi oo si meeqaamkeeduu sareeyo loo soo agaasimay, maamulaha guudd ee shirkaddaas Maxamuud Ciise Jaamac,Amxed Maxamed Saleebaan oo kamida aas aasayaasha shiraddaasi,maxadax maaliyadda Warsame Aadan Faarax.Agaasimaha wasaaradda ganacsig Abdeeq,odayaal iyo waxgaraddkale oo ka kala socday bulshada.

Furitaankii munaasibaddaasi waxaa ka haddlay isla  markaana arrimaha shirrkaddu ka shaqayndoonnto iyo hawlaheedaba ka warrbixiyey maamulaha guudd ee shirrkaddaasi Maxamuud Ciise Jaamac, waxaanu sheekeeyey,baadihda keenntay inay aas-aaska u dhigaann shirkadani socdaalka iyo sidookale baahiyaha ay daboolidoonaann haddii eebbe idmo, waxaanu hadalkiisa ku billaabay “waann oggnahay inayjiraann shirrkado farabadann oo dalka horey uga jiray balse waxa aannu dheerrahay waxa weeye in aannu qofka safarka ah ugu taggno goobbtiisa iyo haddba halka uu joogo isaga iyo alaabtiisana aannu xafiiska keenayno”

Dhanka kalana Mr Jaamac waxa uu xusay inay aas aasayaasha shirrkadda iyo maamulkeeduba yihiinn dadkii aann dalka dibaddiisa ka soo shaqotaginn balse iyagu ah kuwii dhib iyo dheefba dalka aann ka bixinn “haddaadd dib u eeggtaaan shirrkadaha kale dadka aas aasay waxay badannkoodu ka yimaadeenn xagga dibadaha balse annagu waxaannu jooggnay dalka gudihiisa oo maannu ka soo shaqotaginn dibadahah”

Maamule Ciise waxa uu intaa ku daray inay shirkaddani tahay midd hawlaheeda lagala soconndoono aaladda casriga ah ee Internetka taas oo ay kaga duwanntahay shirrkadaha kale nooceeda ah ee nooceeda “Shirkaddu waxay ku shaqayndoonntaa dhinaca Online ka ah oo qofku  isaga oo xafiiskiisa ama gurigiisa jooga ayuu kala soconndoonaa haddba gobalka uu rabo inuu u safro Mobile-skiisa isaga oo aann meel-dheerba taginn”

Waxaa isna halkaa ka hadlay agaasimaha wasaaradda Ganacsiga Cabdiraxmaan Muxumed Abdeeq waxaanu shirrkadda cusub ee Super ku tilmaamay shaqadeeda midd loo baahnaa isla markaana ku soo beeganntay xilli casriya oo ay maannta dunidu ku naaloonayso adeeggyada kaladuwann ee Tiknolojiyadda taas oo ay masuuliyiinnta shirrkaddu sheegaann inay ku shaqayndoonaann.waxaa isna madaxa shaqada gaadiiddka u kala baxaya goballada bariga Axmed Maxamed Saleebaann waxaanu ka sheeyeeyey qaabka ay shaqadu u socontoonnto haddii alle iddmo isaga oo dhinaca kalana tilmaamay arrimahann soo socda.

“annagu 4 shay baannu shaqayndoonnaa 1.xaga wakhtiga oo noqon doona midd jaanngo,ann 2.shaqaalaha shirkadda iyo darawaliintuba waxay haystaann tababarr buuxa 3.alaabta dadku wataann waxaa qaadidoona gaadiidd gaara,4.darawalka gaadhiga wada dhaq-dhaqaaqiisa waxaa lagala soconndoonaa xafiis u gaara” Axmed Maxamed Saleebanan

Dhinaca kalana waxa uu sheegay inay dad badann oo ka mida dhalinyaradii jaamacadaha ka baxay ay shaqo abuurr ka helidoonaann.Waxaa isna madashaasi ka Nagiib Maxamed Diiriye ku xigeennka waaxda gaadiidka iyo horrmarka waddooyinka waxaanu ka haddlay inay shirrkaddu ilaaliso waxbadann dhinaca nabaddgaliyada gaadiiddka iyo baddqabkoodaba,

Nagiib Maxamed Diiriye ku xigeennka waaxda gaadiidka iyo horrmarka waddooyinka “anigu maadaama aann kamidd ahay odayaashiihore ee waayo aragga ahaa waxaann shirkaddann casriga ah ee Super kula talinayaa inay aad u ilaaliyanan badd qabka gaadiiddka iyo dareennka darawaliintoodaba” Oday Nagiib Maxamed Diiriye.

Mudane hore Cabdullaahi Balack oo halkaa ka haddlay waxa uu bogaadiyey maalgashada-yaasha shirrkaddani waxaanu tilmaamay inay soo gorrdhiyeenn shaqo abuurr iyaga oo horseedidoona nidaamm casriya oo ka dheeri ah adeeggyadiihore ee ay bixinnjireenn shirrkadihii suuqyada uga soo horreeyey.

“waadd ku mahaddasanntihiinn shirkaddann cusub iyo adeegga aadd soo kordhiseennba waannan idiinku ducaynaynaa in uu ilaahay idiinn barakeeyo maalgashigiinna cusub”

Waxaa isna halkaa ka haddlay Dr Cabdi-fataax Maxamed oo ku haddlayey afka aqoonnta waxaanu tilmaamay inuu ku hannwaynyahay ka soo qaybgalka xafladdani waxaanu u rajeeyey shirrkadda Super inay ka dhabaynndoonaann waxyaabahann ay innoo sheegeenn inay qabanndoonaann.

“waxaann rajaynayaa inay qurbojoogg farabadani dalka dib ugu soo laabann doonaann si ay dalka u maalgashadaann”  isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu soo jeediyey inay shirrkaddu sidann oo kale xafladd u gaara u qabato dumarka maadaama ay kamidd yihiinn bulshada ay shirrkaddu ku xisaatamayso inay ka hesho macaamiil farabadann”

Aadan Ruush oo kamida odayaasha waxbadann u soo joogay oo halkaa ka hadlahy waxa uu  tilmaamay inay muhiimtahay inay masuuliyiinnta shirrkaddani Super iyo maamulkeeduuba ka fogaadaann wixii khilaaf iyo dib u dhac ku keenaya ham maamuus-kooda shaqada isaga oo arrimahaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi “in shaa Allaahu waxaann shirkadda kula talaunayaa inay ammaano sameeyaann oo ay dadka jilicdasann sida ducamrka,caruurta iyo waayeelkaba il-gaara ku eegaann marrka ay raacayanan daddkaasi”Adan Ruush.

Aadan Ruush waxa uu ganacsatada waaweynn kula taliyey inasyann Jooniyadd Bariisa uunn ku egaane ay la jaann qaadaann habka ganacsiga casriga ah ee dunidu maannta ku horrmarrtay “Ganacsatadeenna waaweynn ee wali Jooniyadda Bariiska ah uunn aggtaann waxaann kula talinayaa inay horey u socdaann oo ay ka guddbaann dhoofinnta xoolaha iyo Bariiska oo la jaann qaada dunica casriga ah iyo sida ay isugu kala baddalayaann alaabaha kaladuwann ee laga keenayo meelo kaladuwann” erayadaas ayuu hadalkiisa ku soo afmeeray isaga yaana soo xidhay Xafladdaasi.

www.Somalihouse.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here