Hayádd Caymiska Somaliland oo xafladd ballaadhan ku maamuustay Shirrweynaha Arrimaha Caymiska

0
108

Hargeysa (SH)-Hayáda caymiska Qarannka Somaliland ayaa qabatay shirrweynaha arrimaha caymiska, kaas oo ay ka soo qaybgaleenn  Madaxweyne ku xigeennka Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici,wasiirro, xildhibaanno-hore,guddoomiyaha Baanka ,Guddoomiyaha hayáddaasi Saleebaann Bukhaari, Agaasimaha hayáddaasi Cabdiraxmaan Muuse Daakirr, ciidamada Booliska qaybta nabadd-geliyada waddooyinka,ganacsatada iyo masuuliyiinn kaladuwann oo ka kala socday bushada qaybaheeda, sidookale waxaa shirrweynahasi ka soo qaybgalay hayáddaha gaarrka loo leeyahay ee  ka shaqeeya arrimaha caymiska, sida gurryaha,caafimaadka,sida Takaaful iyo qaarrkale.

Ujeeddada qabashada Shirrweynahaasi waxay diiradda lagu saaray wacyigelinnta la xidhiidha sidii ay bulshada loogu sheegilahaa inay wax ka barrtaann shuruucda iyo qawaaniinnta la xidhiidha nidaammka caymisku u shaqeeyo iyo shuruudaha looga baahannyahay cidda doonaysa inay ka ogaato nidaamkaasi.

Furitaannkii shirrkaasi waxaa ka haddlay isla marrkaana ueedada iyo nuxurrka  kulannkaasi ka faah-faahiyey Guddoomiyaha hayádddaasi Saleebaan Bukhaari, waxaanu sheegay inay muhiimmadd-waynn bulshada u leedahay wacyigelinnta shuruucda iyo nidaammka caymiska.

“Ujeedada maannta aynnu isugu nimidd waxaytahay sidii aann ugu soo banndhigilahaynn shirrkadaha aannu wada shaqaynnta leenahay ee ka shaqeeya Caymiska iyo dadweynaha kalaba sidii aynnu ugu baraarujinn lahaynn muhiimmadda uu caymisku bulshada u leeyahay” Saleebaann Bukhaari.

Guddoomiye Bukhaari waxa uu sheegay hay’addann in la sameeyey sanaddkann aynnu ku jirro waxaanu Madaxeweynuhu magacaabay Guddoomiye, ku xigeenn iyo Agaasime guudd, waxaanu u mahadd-celiyey hayádihii sida waafiga ah u soo gacannqabtay xafiiskooda ilaa ay kaga istaageysay cageeda sida Baanka Somaliland,NGO yada maxalliga ah iyo qaarkale.

“waxaannu la xidhiidhay culimadeenna waaweynn sida Sheekh Dirirr iyo qaarkale waayo Madaxweynuhu waxa uu nagu yidhi wixii ilaahay aggtiisa xaaraann ka ahi si walba way u xunnyihiinn sidaa darteedd ayaannu culimaxa ugu soo darray culimadu inay innoo iftiimiyaann wixii aann sharrciga ku bannaanaynn”Bukhaari.

sidookale Guddoomiye Bukhaari waxa uu xusay inay ku shaqaynayaann habb hufann oo cadd si wax waliba ay bayaann u ahaadaann “Somalidu waxay tidhaadaa Diinn dharaareed laysla wada aragg waayo hadduu banaannka marayo xilli  maalinn ah dee ciddwaliba way arkeysaa inuu gaabinayo”ayuu yidhi Guddoomiye Bukhaari.

Dhanka kalana waxa uu ka haddla ujeedada loo aas aasay xafiiskooda inay ka middtahay sidii waxlooga qabann lahaa shilalka faraha badann ee ay sababaann gaadiiddka dadku kaxeeyaann “Madaxweynuhu waxa uu ka addkaysann waayey shilalka faraha badann ee dalkeenna ka dhacay maalinnkasta sababbtoo ah waxaadd arrkaysaann gaadhi ay ku dhimanayaann mararrka qaarrkoodd 5 qof iyo ka badannba” Bukhaari.

Guddoomiye Bukhaari waxa uu xusay hayáddiisann caymisku inay waxbadann ka taridoonnto xannibaaddii mararrka qaarrkoodd ku imannjirtay gaadiiddka waaweynn ee xamuulka u qaada dhinaca Itoobiya taas oo ay Itoobiya idhannjirtay gaadiiddkiinnu yaano noo soo guddbinn maadaama aydaann lahaynn lahaynn hayáddii caymiska”xafiiska hayáddani waxa uu waxbadann ka taridoonaa cilladdii xagga Itoobiya marrka ay gaadiiddkeennu u guddbayanan ay innagu odhanjireenn naga jooga marr-haddii aydaann lahaynn hayáddii caymiska” Saleebaan Cawadd Cali (Bukhaari)

Sahra Cabdi Xasan oo ahaydd gabadh aqoonn-yahanadd  ayaa iyana halkaa tarjumaadd ugu samaysay khuddbaddii Guddoomiyaha Hayáddaasi iyo masuuliyiinnta kalaba halkaa ka soo jeediyey qaarr kamida marrtisharaftii madasha fadhiday oo caddaann (ajaanib) ahaa.

Cumar Xaaji Xuseenn oo ku haddlay magaca shirrkadaha ka shaqeeya arrimaha caymiska oo isaguna halkaa ka haddlay waxa uu sheegay inay farrxadd weynn u tahay dhamaanba madasha daddkii fadhiyey waxaanu sheeya inay jirrtay xilli aysann ka jawaabi karinn dhalinnyaradu haddii la waydiiyo waamaxay caymisku balse maannta ay ciddwaliba garanayso “shirrkani waxa uu ku soo hagaagay wakhtigii ugu fiicnaa maadaama ay dekaddii furanntay shirrkadu badanina ay dalka imanayaann”Cumar Xaaji Xuseenn.

Guddoomiyaha shirrkadda Caymiska ee Takaaful waxa uu sheegay hirrgelinnta arrimaha caymiska inay qayb waynn ka soo qaateenn dhalinyaro farbadann oo waxbartay iyo shakhsiyaadd kale “Xaliimo Cilmi Weheliye waxay kamidd ahaydd daddkii sida weynn nooga caawiyey taabbo gelinnta caymiska”

“Barigiihore waxaannu is lahaynn idinnkaa ugu horreynndoona Caymiska balse sanaddkann ayuu Madaxweynuhu sameeyey xafiiska hayádda Caymiska innaguna waxaynnu kamidd nahay waddamada hadda ugu horreeya dhannka caymiska geeska Africa.

Xaliimo Cilmi Weheliye waa madaxa xafiiska hayádaha caalamiga ah ee dalka jooga waxaanay sheeggtay inay hay;aduhu si weynn ugu jiraann caymiska iyada oo marrkiihore ay ku tiirrsanaayeenn shirrkadd laga leeyahay dalka Nairobi balse marrkii la furay xafiiska shirrkadda Caymiska ee TAKAAFUL ka maarrmeenn inay Nairobi cayskeeda ku xidhnaadaann “Marrkii la furay shirrkadda Caymiska ee Takaaful Hayádihii caalamiga ahaa waxay si aann kala hadd-lahaynn isaga diiwaanngeliyeenn xafiiska Takaaful waanann kaga maarannay Nairobi iyo dalka dibaddiisa”Xaliimo Cilmi Weheliye.

Agaasimaha guudd ee Hayáddaasi Cabdiraxmaan Muuse Cabdi Cali Ducaale oo halkaa ka haddlay waxa uu faah-faahinn ka bixiyey waxqabaddka xafiiskooda iyo ilaa hadda waxyaabihii u qabsoomay iyo halka ay higgsanayaann “ma badninayo hadalkayga balse waxaann idiinn dulmaridoonaa shaqadayadu waxa ay tahay oo ah inaannu ku korrmeerro shirrkadaha caymisku bulshada adeeggyada ay u qabtaann”Cabdiraxmaann Daakir.

dhanka kalana waxa uu sheegay muddo 5 sano ah inay doonayaann inay ku diyaariyaann arrimo ka koobann 5 qodobb taas oo ay garab kagahelioonaann shirrkadda caalami ah oo madasha iyana lagu soo casuumay “qorshahayaga dhaw waxa weeye inaannu samaynno qodobo muhiimm ah oo ka koobann 5 qodob waxaana naga caawinndoonnta hayádda caalami ah oo iyaga dhannkeeda ka haddlidoonnta arrimahaasi”Muus Daakir.

Waxaa isna halkaa ka haddlay Guddoomiyaha Baannka waxaanu ka warramay marrxaladihii kaladuwanaa ee ay soo marrtay hayádda Caymiska waxaanu ka sheekeeyey taariikhda bilowgiihore ee Caymiska adduunnkka waxaana aas aaskeeda lahaydd dawladda Ciraaq muddo laga joogo 4000 oo sano waxaana ku xigay waddamada Hindiya iyo qaarkale.

“sharrciyaddii lagu maamulilahaa hayáddann caymiska waxaa soo diyaariyey Baanka dhexe waxaanu sharrcigaasi hadda horryaallaa Baarlamaannka Cali Ibraahim Jaamac” Guddoomiyaha Baannka Mr Cali, sida oo hadalkiisa sii wata waxa uu xusay inay jiraann shirrkadu waaweynn oo dalka ku soo foolleh sidaa darrteedd waxa uu shirrkadaha maxalliga ah ee ganacsiga ka ku boorriyey inay xidhiidh la sii samaystaann shirrkadaha caalamiga ah ee dalka imann doona”Cali Ibraahim Jama.

Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali Jawhar waxa uu kamidd yahay culimada waaweynn ee dalka waxaanu ka warramay arrimaha caymiska iyo Diinnta Islaamku waxay ka qabto, waxaanu sheegay hayádd kasta oo la sameeyaa inay dalka ku soo korrdhinayso horrmarr ballaadhann waxaanu xusay dhaqannkiihore ee culimadii uu soo gaadhay inay ku dhaqmijireenn caymiska isaga oo arrimahaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi “annagu culimadii aannu soo gaadhnay ilaa 300 oo sano iyo ka horr way ku dhaqmijireenn balse nidaamkan casriga ahi muu ahaynn wax aynnu ku soo dhaqmijirray balse dhinaca Maggta waynnu wada bixinnaa waana qayb kamida caymiska”Sheekh Cali Jawhar.

Geesta kale Sheekhu waxa uu soo jeediyey barrnaamujkann caymiska inn aanay haddu ku degdeginn ilaa ay culimadu ka soo niqaashaann isla  marrkaana ay fatwo ka soo saaraann “waxaann soo jeedinn lahaa inaanay hayáddu ku degg-deginn oo aanay odhann Baarlamaannka codd  noogu qaada ilaa ay culimadu ka fadhiisato isla marrkaana ka soo saaraann fatwo cadd oo shareecada waafaqsann”Sheekh Cali Jawhar.

Wasiirka gaadiiddka iyo hawlaha guudd Cabdullaahi Abokor oo halkaa ka haddlay waxa uu sheegay inay maannta farrxadd weynn u tahay barrnaamuj uu muddo dheer ku firkirayey samaynntiisa inn laga haddlayo,waxaanu xusay caymiku inn uu hoos ku dhigikaro khataraha kaladuwann ee ay sababaann gaadiiddka ay daddku kexeeyaan ” caymisku waxa uu yaraynn doonaa khataraha ay keenaann gaadiiddka dadku kaxeeyaann annaguna waannu la shaqaynn doonnaa hayáddani wada shaqaynna waannu wada yeelann-doonnaa muddada 5 sano ah ee soo socota” Wasiir Abokor.

“anngau ka wasaaradd ahaann waannu u diyaarr-garwonay inaannu qayb ka qaadanno arrimaha caymiska waxaana jira xaruno lagu baadhayo tayada gaadiiddka la kaxeeyo waxaanay caymisku hoos u dhigidoonaa qabyaaladda iyo ku tiirsanaannta reernimada waxaanu hoos u dhigidoonaa kiisaska ka ooggann Maxkamadaheenna”Abokor.

Sacad Cali Shire waa wasiirka arrimaha horrmarinnta maaliyadda waxaanu caymiska ku sheegay sidann “sidiisaba caymisku waa laba qayboodd midd la camyinnkaro iyo  midd aann la cayminnkarinn tusaale Jiilaalka lama cayminnkaro waayo waa wax aynanan waxba ka qabannkarinn qaybta 2-aadd ee la cayminnkaro waxaa kamida doonta badda soo maraysa oo aadd garann-karto kuna sii talogalayso inay suurrto galltahay inay badda ku dhacdo doonntaasi”

Wasiirr Sacadd waxa uu xusay inaysann gaadiiddka Somaliland ka baxaa galikarinn dalka Itoobiya iyaga oo aann lahaynn Caymiska darrteedd “gaadiiddkeennu ma galikaraann dalka Itoobiya inay tuugonimo ku galaann mooyaane  marrkaa waxaann rajaynayaa inn ay haáddani waxbadann ka baddalidoonnto arrimahaasi iyo qaarkalaba”Sacad Cali Shire.

Madaxweyne ku xigeennka Mr Saylici waxa uu ku sheegay fasiraadda Caymisku inay tahay uunn qaadhaannkii reeruhu qaybsannjireenn ee qofkii dhibaato ku timaaddo wax loogu qabanjiray,balse hadda sida uu sheegay waxaa jira inay beelihii isku naceenn maggtii faraha baddnaydd ee maalinnkastaba dhacaysa taas oo ay sababteeda leeyihiinn gaadiiddka roggmada (dhaca) ee darwaliinnta badannkoodu aanay khibradda lahayni kexeeyaann.

Mr Saylici waxa uu xusay arrinntaa Caymisku inay qaylo iyo khilaaf ka dhex-dhalisay daddka miyiga ku nooll iyo kuwa magaalada jooga ee gawaadhida kexeeya isaga oo arrimahaa ka haddlayana waxa uu yidhi ” dadka miyiga ku nooli leeyihiin waarr annaganu miyigaannu jooggnaaye gawaadhina ma kaxaysannee  maxaa naga galay gaadhiga aadd magaalada ku wadataann iyo shilallka uu keeno”

qaybta dambe ee shirrweynahaasi waxaa lagu lafo guray doodd-cilmiyeedd dhexmarrtay Culimada oo Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali Jawhar uu ka wakiill ahaa iyo nin oday dhaqameedd aha kuwaas oo midd-waliba dhannkiisa ka xusay Diinn ahaann iyo dhaqann ahaannba arrimaha caymiska iyo sida ay bulshadu ugu soo dhaqmijirrtay.

Jiif Caaqil Xasann oo dhiniciisa doodda la qaybsanayey Sheekh Cabdullaahi waxa uu sheegay inay ka dhaqann ahaann hadda ku dabajiraann inntooda dhalinyarada dhaqanka ahi inay sameeyaann xafiis iyo dhaqaale u gaara sidii  is faham looga dhexdhalinn lahaa dadka magaada ee gawaadhidoodu shilalka sababaann iyo dadka xoolaha miyaga ka dhaqda xoolaha “annagu waxaannu qoladayada dhaqannka gaar ahaann inntayada dhalinnyarada ahi xafiis iyo dhaqaale u gaara dhibaatooyinnka ka dhextaagann dadka gaadiidka kaxaysta ee magaalada jooga iyo kuwa miyiga xoolaha ku dhaqda  marrka ay dhibaatadu dhacdo”Jiif Caaqil Xasan.

www.Somalihouse.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here