Doodda Habka Hoggaamiyaha Wanaaggsann ee Kulannkii Yovenco iyo Maalinntii 2-aadd

0
124

Hargeysa (SH)-Doodda Habka Hoggaaminnta wanaaggsann ee Shirrkii arrimaha waxbarashada iyo darryeelka caruurta dhiggta dugsiyada waxbarashada gaarr ahaann kuwa laxaaddkoodu dhimannyahay ayaa galaya maalintiisii 2-aadd waxaanay dooddu ku bilaabatay soo jeedinnta faah-faahinta 5 tii qodob ee aann shalay ka soo haddally sida Dimoqraadiyadda,Kaligii-taliaya,Hoggaamiyaha dadkiisa la tashada, iyo qaarrkale.

“Anigu horta waxaann ahay oday dhaqameedd Dimoqraadiyadda u aqaannaa diinn-la,aann sideedaba, middakale Somalidu waxay tidhaadaa nin tagooggtiisu lamaanaatay taladiisuuna way lamaanaataa,  markaa hoggaaminta wanaaggsani waa inay ka soo bilaabataa guryaheenna oo odaygu caruurrtiisa la tashada”sidaa waxaa yidhi Oday Nuurr Cawil Xirsi oo ah maamulaha iskuulka Axmed Guray.

Iddriis Maxamed Cige waa maamulaha Iskuulka Maxamed Mooge waxaanay iyo kooxdiisii (group work) habka hoggaaminta wanaaggsann ku macneeyeenn dariiqadii uu Nabi Muxamed Caleyhi Salaatu-wasalaam e ku hoggaaminayey ummaddiisa xilligii uu noolaa waxaanu Mr.Cige soo qaatay dhacdadii SULXUL XUDEYBIYA iyo wixii dhexmaray NABIGA IYO QOLYIHII GAALADAHA AHAA taas oo uu gaaladu shuruudo add-adagg ku xidheenn heshiiskaasi oo aann la liqi-karinn balse uu NABIGU kaga soo dabbaashay taladii wanaaggsanaydd ee uu ka helay Saxaabiyaddii Caqliga baddnaydd ee Xaaskiisa ahaydd UMMU SALAMA.

“Hoggaamiyaha wanaaggsani waa inuu qaato talada dadkiisa sidii uu NABI MUXAMED CALELHI SALAATU WASALAAM E talada uga qaatay UMMU SALAMA, haddiikale meeshaa waxaa ka dhacaya iska horr-imaadd iyo amarr-diiddo taas oo khal-khal iyo jahawareerr ku keeni-karta maamulkasta oo aann lagu bilaabinn wadatashi iyo is qancinn” sidaa waxaa yidhi Iddriis Maxamed Cige oo ku haddlayey magaca kooxidiisa ay soo wada diyaariyeenn dodda qodobka Habka hoggaaminta wanaaggsann.

Dhanka kale marrkii ay dhamaadeenn soo jeedinntii kooxaha loo qaybiyey qodobadii 5 ta ahaa waxaa halkaa  cashirr qiimobadann oo la xidhiidhay habka hoggaaminta wanaagsann Axmed Nuur Cabdi Qaalib oo ka midd ahaa aqoonnyahaniinnta wasaaradda waxbarashadu u soo iggmatay inay bixiyaann duruusta tabo-barkaasi.

Mr. Qaalib waxa uu soo bandhigay darrsi uu ciiwaann uga dhigay “waa maxay habka qorshaynta arrimaha nolosha qoyska”  iyo “maxaa looga looga baahannyahay hoggaamiyaha bulshadu u doortay  inuu hoggaamiyo?

“Habka hoggaaminta wanaaggsann waxaa kamida xattaa cibaadada ilaahay iyo nolosheenna caadiga ah oo ma jiro wax aann qorshalahayni”Mr Qaalib. Waxa uu intaa sii raaciyey “waa maxay qorshaha horumarka duggsiu? “habka qorshaha dusggsigu waa go,aann lagu gaadho si wadajir si loo gaadho ujeeddada guudd ee laga leeyahay duggsiga waxbarashada” Axmed Nuurr Cabdi Qaalib.

“Habka hoggaaminta wanaagsann ee maamulka duggsiyadiinna looga baahannyahay waxaa kamida inaadd ilaalisaann nadaafadda iyo fayo dhawrka goobaha waxbarashada ee aadd horrjoogayaasha ka tihiinn sababtoo ah haddii adiga oo isa soo nadiifiyey oo dhar-quruxbadann soo xidhay aadd is dul taaggto goob qashin ah ka warrama saw dadku kula yaabi maayaann?

“Qorshuhu waxa weeye marka hore inaadd u diyaar-garawdo wixii aadd qabanaysay, ka dibna aadd u tallaabsato wixii aadd qabanaysay, goorrta aadd qabanayso, maxaadd u qabanaysaa? iyo sida aadd u qabanayso” Mr. Qaalib. Waxaanu intaa sii raaciyey  “waa maxay sabata aann uga baahannahay hormarinta duggsiyada” isaga oo dhaegysta yaashii madasha fadhiyey uga jawaabayey su,aashaasi waxa uu yidhi “qorshe la,aann ma awoodi karro inaann ogaanno meeshii aynnu ka nimi ama meesha aann u soconno marka loo eego hormarinta duggsiga iyo hadafkeenna aann doonaynno inaann gaadhno”

“Qorshaynta waxaa kamida inaann markahore wabanno howlaheenna kuwa muhiimka innoo ah balse aynaann ku bilaabinn kuwa aann sidaa muhiimmka innoogu ahaynn tusaale ahaann habka ugu fiicann ee dadka reer guuraaga ah ay caruurtoodu wax ku barankaraani waa in loo helo xilliga waxbarashada meeshaa wixii uu ku joogi-lahaa ee noloshiia lagu maaraynn lahaa”ayuu yidhi Mr. Qaalib.

www.Somalihouse.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here