Hayádda Yovenco Oo Tabobarr U qabatay Dugsiyada Waxbarashada Hargeysa

0
113

Hargeysa (SH)-Hayádda YOVENCO ee Maxalliga ah ayaa tabobarr 3 cisho ay u qabatay waalidka iyo maamulayaasha 20 iskuul oo ay dhiggtaann ardayda qaba baahiyaha gaarrka ah gaarr ahaann Hablaha qaba baahiyaha gaarrka ah, sida kala dhann-taallida laxaaddkooda,sidookale maamullada iyo waalidiinntaba waxaa lagu tabo-baridiinaa muddadaasi 3 da cisho ah inay fahmaann sidii ay ula dhaqmilahaayeenn guudd ahaanba ardayda wax ka dhigata 20 kaasi Iskuull ee degmada Hargeysa.

furitaankii shirrkaasi waxaa ka hadlay madaxa Mashruucani u Hargeysa iyo nawaaxigeeda u qaabilsann Hayádda YOVENCO Cabdiraxiim Ismaaciil Maxamed waxaanu sheegay ujeedada loogu yeedhay 140 ka xubnoodd ee ka kala socday 20 ka iskuull ee hoosyimaadda degmada Hargeysa, waxaanu madaxa mashruucaasi xusay baahida looqabo inay ka qaybgalayaashu dareemaann hadafka loogu yeedhay oo ah darryeelka iyo ka sarrqabka ubaddka ay gacannta ku hayaann gaarr ahaann kuwa la nool baahiyada gaarr ahaaneedd.

“ujeedada aynnu maannta halkann u fadhinaa waxa weeye sidii aynnu halkann uga qaadann lahaynn dareenn ku salaysann darryeelka caruuraha aadd gacannta ku haysaann, waana sababta ay hayádda UNICEF oo aannu ka wada shaqaynno mashruucani lacaggta” Cbadiraxiim Ismaaciil.

Garyaqaann Mubaarak oo ahaa daadiyihii tabobarkaasi kana socday wasaaradda Waxbarada waxa uu ka haddlay arrimaha xubnaha guddiyada iskuulladaasi iyo waajibaaddkooda isaga oo arrimahaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi ” xubnaha muddo xileeddka guddiga waxbarashadu waa inuu ahaado midd cayimann balse looma baahna inuu ahaado midd dabada ka furann” Mubaaragg.

dhankalana waxa uu Mubaaragg carrabka ku dhuftay muhiimadda ay leedahay inn la qeexo waajibaadka Guddigaasi waxaanu ka soo qaybgalayaashii kulannkaasi waydiiyey “horrta waxaann idinwaydiiyey waa maxay waajibaaddka guddigiinna iyo waxyaabaha aadd u taaganntihiinn” waxaana suáashaasi ka jawaabay xubno doora oo madasha fadhiyey waxaana kamidd ahaa jawaabahoodii “waa inay guddigaasi korrmeeraann tayada waxbarashada ee iskuullada, waa inay ogaadaann dayaca iyo hoos u dhaca ka jira iskuullada, waa inay ilaaliyaann fayo dhawrrka qalabka waxbarashada sida miisaska,alaabada iyo daaqadaha, waana inay xalliyaann wixii khilaafaadd ah ee ka dhex ooggma goobaha waxbarada ee ay gacannta ku hayaann”

sidookale Mashruucani waxa uu ka shaqaynndoonaa guudd ahaann 65 iskuull oo ku kala yaalla 1-Maroodijeex (Hargeysa,Arabsiyo,Gabiley iyo Wajaale) Togdheer (Burco) Awdal (Boorama) Mashruucann oo soconndoona muddo 2 sano ah waxaa loogu talgalay inuu diirradda saaro tayenta iyo korr u qaadista awoodda waxbarashada ee ardaydaasi iyo in laga dhiso dhinaca aakhlaaqda toosnanannta habka koritaannkooda maskaxeedd sidaana waxaa aaminnsann madaxa wasaaradda waxbarada ee Degmada Hargeysa Marwo Aamina Caysarr oo ka hadashay furitaannkii kulannkaasi.

Marwo Casayrr waxay sheeggtay in looga baahannyahay maamulayaasha duggsiyadaasi iyo waalidiinntuba inay ilaaliyaann arrimaha aann ku soo xusnay xaggasare isla marrkaana ay ka wada shaqeeyaann wixii la xidhiidha masalaxadda ardayda gaarr ahaann kuwa laxaaddkoodu kala dhimannyahay “maanta waxaan halkann u fadhinaa sidii aann uga wada haddlilahaynn tayeynta iyo darryeelka waxbarashada ardayda dhigata goobihinna waxbarashada gaar ahaanna kuwa aanu laxaaddkoodu dhamaynn” Aamina Casayrr.

Xubnaha Tabobarrkann ka soo qaybgalayaasha loo kala jabiyey 2 fadhi waxaa waxaa kamid ahaa odayaall waaweynn oo aqoonn u leh nidaamka waxbarashada iyo haddba halka daloosha ee u baahann inn la gufeeyo si loo badhitaaro nidaamka waxbarashada iskuullada ay gacannta ku hayaann, waxaana kamidd ahaa Amiirr Saalax oo ah oday waynn isla marrkaana ah maamulaha iskuulka Sheekh Yuusuf Kownaynn.

Amiirr Saalax waxa uu madasha kulannkaasi ka sheegay suáal uu waxbadann raadinayey cidd uga jawaabta waxaanu daadiyihii qaybta 2-aad ee kulannkaasi waydiiyey “Adeerr anigu waxbaann qabsaday iskuulkaasaann dhistay intaas oo arrday baann ku hayaaye adigu maxaadd ii haysaa “what do you have for me” oo aadd iigu daraysaa wixii aann qabsaday”

Maxamed Cabdi Cawil oo kamidd ahaa daadiyihiyaasha ama khubarada bixinayey tabo-barrkaasi isla marrkaana ay suáalahaasi ku socdeenn ayaa sidann ugu jawaabay Oday Amiirr Saalax “Adeer aniga dhaqaalo kuumahayo balse waxaann kuu hayaa sidii aadd uga maarrmi lahaydd gacann hayádeedd iyo ciddkale oo aann innaga ahaynntoona” isaga oo hadalkiisa sii watana Mr Cawil waxa uu yidhi “Adeer haýaduhu hadday caruurrteenna gacannta ku dhigaann oo ay iyagu la wareegaann maamulkooda waxaa innoo soo baxaya caruurr aann innaga ahaynn oo aann innaga amarrqaadanaynn oo mashaxkale ku shaqaynaya ee sidaa ula soco”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here