Shirkadda Casriga ah Ee Somtel Oo Xafladd Ballaadhann Ku Daah-furtay Saamileyda Cusub

0
90

Hargeysa (SH) Shirrkadda Casriga ah ee Somtel ayaa munaasibadd qurxbadann oo si xirr-fadaysann loo soo agaasimay ku daah-furtay mulkiilayaasha cusub ee wax ku yeelanaya shirrkaddaasi, Xafladda munaasibaddaasi oo lagu qabtay hoolka waynn ee Hotel-ka Guuleedd waxaa ka soo qaybgalay ku dhawaadd 300 oo qof kuwaas oo isgujiray saamileyda cusub ee isu diiwaann-geliyey inay shirrkadda wax ku yeeshaann iyo dadweyne kale oo farabadann.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha Dahabshiil Groups isla markaana ah aas aasaha shirkadahaasi, Maareeyaha guudd ee Dahabshiil Groups Cbadurrashiid Maxamed Saciidd Ducaale,madaxdakale ee shirrkadaha Dahabshiil laamaheeda kaladuwann iyo Madaxa Somtel Cabdinaasir Maxamed,Wasiirrka Isgaadhsiinnta Dr Cabdiwali Suufi, Guddoomiyaha Ruggta Ganacsiga Jiif Caaqil Jamaal Caydiidd, Madaxda Xisbiyada Mucaaraddka ah, Culimada waaweynn ee dalka, Dhalinnyarqada, Haweennka iyo Ganacsato kale iyo dadweyne farabadann oo ka kalayimidd xaafadaha magaalada Hargeysa kuwaasi oo u soo daawasho-tagay xafladda daah-furrkann cusb ee maamulka shirrkaddaasi garteenn inay dadweynaha ka wax siiyaann lahaannshaheeda.

Furitaannkii xafladdaasi waxaa ka hadlay isla markaana faah-faahinn ka bixiyey ujeedada saamileyda loogu furay inay shirrkadda Somtel qayb-ku yeeshaann, sidookana waxa uu ka sheekeeyey inay shirrkaddu ka jawaabayso is-waydiimo farabadann oo ay dadka qaarrkoodd maannka ku hayeenn taas oo odhanaysa maxaa horey loogu furiwaayey Saamileyda qaybtooda maxaase hadda ku soo beegay?  iyo suáalo kale, isaga oo arrimahaa ka hadlayeyna waxaa hadallkiisii kamidd ahaa “markahore waxaann u mahaddcelinayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo aas-aasaha shirkaddaha Dashabshiil Groups oo ah Aabahay oo i garabtaagann” Abdurrashid Duale.

Mr. Duale isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi “waann ogahay inay dadd-badani odhanayaann maxaa saamileyda horey loogu furiwaayey iyo maxaa hadda xilligann loogu soo beegay furitaannkeeda balse waxaann idiinn sheegayaa Somtel inay hadda wada gaadhay xaddka Djibati ee Saylac ilaa iyo Kismaayo ama Xaddka Kenya ee Bandheera isla markaana adeeggyadeedu si fiicann u gaadheenn bulsada ku hadasha Afka Somaliga intooda badann”

Dhanka kalana waxa uu bulshada xasuusiyey in daah-furrka saamileyda xilligann lagu soo beego ama ilaa xilligann ay ka soo gaadho haddba dib loo dhigayey inay tahay iyada oo lala sugayey inay shirrkaddu add-kaato isla marrkaana hesho dhaqaale ku filann iyo xilli ku haboonn inay bulshada u soo bandhiggto inay isu diiwaanngeliyaann wax ku lahaanshaha gancisga ee shirrkadda Somtel “ilaa tann iyo muddadii la aas aasay sanaddkii 2010 saamigeeda inn la furo waxaa lala sugayey inay  shirrkaddu soo gaadho heerrkann ay maannta taaganntahay oo kale” Abdurrashid Duále.

Waxaa isna halkaa ka haddlay Guddoomiyaha Guddiga Cumliada Somaliland Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali Jawhar oo kamdia dadka aaddka looga qadariyo gudaha iyo dibaddaba waxaanu ka warramay taariikhiihore ay isku barrteenn Somtel iyo Dahabshiil xilligadii ay xaaladdu xumaydd ee Sida Abaarihii dalka iyo dadkuba ku hoobbteenn sida tii SAGARR ee 2 sano ka horr dalka ka dhacday iyo qaarrkale “Shiraddaha Dahabshiil waxaann ilaahay horrtii u qirayaa inay waxbadann ka geysatay caawinnta bulshada Somaliland iyo Somaliyaba isla marrkaana ay duruufo aadd u qallafsanaa kala soo dabaalatay xilliyo kaladuwanaa oo ay bulshadu gacann uga baahatay” Sheekh Ali Jowhar.

Marr uu Sheekhu ka  haddlayey daah-furrka saamileyda loo furay wax ku lahaann-shaha shirrkaddaasi waxa uu xusay inay tahay arrinn muujinaysa sida ay aas aasaha Shirrkadaha Dahabshiil Groups Maxamed Saciid Ducaale uga go,antahay inuu bulshada la qaybshado dheef iyo dhaqaalaba “waxaynnu horey uga soo barannay Dahabshiil iyo Somtel bay inay dadka u damqadaann isla marrkaana gacannta u fidiyaann markay uga soo baahdanan garabb iyo hiill maanntana waxaynnu u jooggnaa oo aann arrkaynaa inay innoo furrtay shares-kii aann wax ugu darrsann-lahaynn Somtel”Sheekh Cabdullaahi Sheekh Cali Jawharr.

Waxaa isna halkaa ka haddlay Garaad Jaamac Garaadd Abshirr oo ka mida Oday dhaqameeddka waaweynn ee Gobalka Sool waxaanu ka warramay dareennkiisa la xidhiidha inay Somtel bulshada u furrtay inay xaq-layaal ka noqdaann, shirradd ay horey u lahaayeenn qoyska reerr Dahabshiil oo bulshad ku hadasha afka Somaliga caann ka ah waxaanu rajo fiicann ka muujiyey inay bulshadu mahadinn-doonaann inay Somtel wax ku darrsadaann isaga oo arrimahaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi “Sida aann ku barrannay Somtel waxay dabada ku haysaa Shirrkadda waynn ee Dahabshiil oo bulshadu ku baratay inay ka soo jeeddu qoys bulshada waxbadann u soo qabtay xilliyo kaladuwann waxaanann Mulkiilayaasha cusub ee ku soo biiray Somtel u rajaynayaa inay mahadinn-doonaann wax ku darsigooda”Garaad Jaamac Garaadd Abshirr.

Waxaa isna madashaasi ka haddlay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaraddka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe waxaanu ka sheekeeyey taariikhda markii ugu horreysay ee uu barrtay aas-aasaha Dahabshiil groups Maxamed Saciid Ducale inuu xilligaa kaxaynayey gaadhi Xaajiyadd Khamsiinn ah waxaanu yidhi “aniga marrkii iigu horreysay ee aann barrtay Xaaji Maxamed Saciidd Ducaale waxa watay Gaadhi ka mida noocyadiihore ee Xaajiyo Khamsiinnta la odhannjiray waxaanay nimann aann la fadhiyey igu yidhaadeenn ninnkaasi waxaa ninnka la yidhaado Dahabshiil” Faysal Cali Waraabe.

Mr Waraabe waxa uu sheegay in uu Maxamed Saciidd ka soo bilaabay ganacsigiisa xawaaladda meel hoose sannado fogg oo hadda laga joogo ku dhawaadd 42 sannadoodd maanntana uu soo gaadhay ilaa heerr caalami isaga oo ilbaxnimadii iyo xaddaaraddii heerr Hargeysa lagu yiqiinnay ee xagga ganacsiga kala wareeggay “waagiihore qolyahaa Nuux Ismaaciilka  ee aniga i dhalay ayaa lahaannjiray xaddaaradda iyo ilbaxnimada ganacsiga balse hadda waxaa kala wareegay Dahabshiil wuxuuna gaadhay inuu noqdo Ganacsade ilaa heerr caalami ah oo dunida oo dhann laga yaqaanno”Faysal Cali Waraabe.

Guddoomiyaha Xisboiga Mucaaraddka ah ee Waddni Cabdirraxmaann Maxamed Cabdullaahi Cirro oo isaguna madshaasi ka haddlay waxa uu Dahabshiill iyo Somtel ba ku ammaanay inay yihiinn shirrkadu u dhagawaddann dhawaaqa buslada isla marrkaana ka gacann-siiya haddba xaaladda taaggann ee ay ka cabanayaann waxaanu yidhi “Dahabshiil iyo Somtel waxaynnu uga barannay inay bulshada u dhago waddanaadaann isla marrkaana gacann-ka siiyaann marrkay gacann uga baahdaann haddana kol hadday saamigii mulkiile-nimada daddkii u fureenn waxaaann filayaa inay tahay furrsadd wanaaggsann oo bulshada u horrseedi-kara horrmarr fiicann”

Guddoomiyaha Ruggta Ganacsiga Somaliland Jiif Caaqil Jamaal Caydiidd oo isaguna kamidd ahaa marrti-sharaftii lagu soo casuumay shirrkaasi oo halkaa ka haddlay waxa uu sheegay maamulka guudd ee shirrkadaha Dabashiil oo uu ugu horreeyo aas-aasaha shirrkadahaasi Xaaji Maxamed Saciid Ducaale inay waxbadann dadka iyo dalkaba ku darrsadeenn isla  marrkaana lagu yaqaanno inay bulshada garab-galaann marrkay xaaladdu ku xumaato “Dahabshiil Group iyo maamulkeeda xaajiguna ugu horreeyo waxaann uga barrannay inay yihiinn kuwo bulshada garabb istaaga marrkay xaaladdu ku xumaato ee ay garabb iyo hiilba uga baahdaann maannta waxaann u fadhinaa iyadii uu bixinaya qaybtii mulkiilayaash ka Ruggta ganacsiga ahaanna waannu soo dhaweynaynaa”Jamaal Caydiid.

Wasiirrka Isgaadhsiinnta Dr Cabdi-wali Suufi oo ahaa kaliya wasiirrkii xafladdaasi ka haddlay waxa uu sheegay inay ka wasaarad ahaann soo dhawaynayaann ballaadhinnta Somtel u furrtay bulshadu inay qayb-ku yeeshaann ganacsigeeda waxaakale oo uu xusay dunida casriga ah ee horey ugu tallaabsatay hormarrka ganacsiga iyo dhaqaaluhu inay halkaa ku gaadheenn ama ay qayb-ka tahay isgaadhsiinnta iyo adeegg-yadeeda kaladuwann ee ay bulshada u fidiyaann sidaa darrteeddna waxa uu saamiyada cusub ee Somtel bulshada u furrtay ku tilmaamay in uu noqonn doono midd dalka iyo daddkaba u horrseeda horr-marr iyo dhaqaale furr-furann oo lagu najaxo “Dunidann casriga ah ee aad arrkaysaann waxay halkaa ku gaadheenn wawxaa kamida ganacsiga xorrta ah oo ay shirrkadaha isgaadhsiinnta iyo adeegg-yada ay bulshada u fidiyaanni ay kamidd-ka yihiinn Saamiyada la furayna waxaann rajaynaa inay noqdaann kuwo lagu barakoobo oo lagu gaadho higgsi iyo himilo fiicann oo waarrta”Wasiirr Suufi.

Mulkiilaha isla marrkaana ah aas-aasaha shirrkadaha Dabahsiil gropups kuwaas oo Somtel-na ay kamidd-tahay oo halkaa ka hadlay waxa uu sheegay suáashii ay waxbadann daddku iswaydiinayeenn ee ahaydd maxaa horey loogu furiwaayey saamiyada shirrkadda in maannta xafladdani jawaab u tahay dareenkoodii ahaa maxaa horey loogu furiwaayey saamiyada Somtel isaga oo arrimahaa ka haddlayeyna waxaa hadalladiisii kamid ahaa “sida uu Cabdirashiid sheegayba waxaann ognahay inay daddku waxbadann iska waydiinnjireenn Saamiyada shirrkadda maxaa horey loogu furiwaayey balse haddaan arrintaa ka jawaabo anigaa horrtaaggnaa oo waxbadann lahaa u kaadiya”Maxamed Saciid Ducale.

  Xaajigu isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa ku daray “anigu geelleybaann ahaannjiray marrkaygiihore Geelana waxaa si fiicann caanalaha looga lisaa marrka uu sifiicann u dararo ee caano-badiyo sidaa awgeedd ayaann la sugayey intay shirrkaddu sifiican u xoogeysanayso ee ay dararaysos maannta ayaana la soo gaadhay xilligeedii ku haboonaa inaann bulshada u furro saamiyada la haann-shaha iyo ganacsigeeda maannta laga bilaabana Saamiyadii shirrkadda Somtel waxaann caddaynayaa in uu -u furannyahay dhamaannba bulshada Somaliyeedd meelkasta oo ay joogaann”

Xaajigu waxaakale oo uu codd-dheerr ku yidhi “waxaann ka xumahay haddii aadd tihiinn reer Muqdisho iyo reerr Garawe inn aanann idinnkala qayb-galinn xafladihiinna sidann oo kale lagu daah-furayo bixinnta saamiyada shirrkadda Somtel balse hawada ayaann idinnkagala qayb-galayaa waanadd mahaddsanntihiinn”ayuu hadalkiisa ku soo af-meeray Guddoomiyaha guudd ee shirrkadaha Dahabshiil Groups.

Ugu dambeynntiina waxaa halkaasi ka hadlay isla marrkaana xafladda lagu soo xidhay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxaannu sheegay inay bulshadu Dahabshiil iyo Somtel ba uga barrteenn inay garabb istaagaann xilliyada ay jiraann furuufaha add-dagi sida xilligann lagu jiro dabayaaqadii jiilaalka oo dadkii iyo duunyadiiba gaarr ahaann xagga reer guuraaga aadd looga soo calaa-calayo biyo laáann iyo baadd la áanba, waxaanu yidhi “kaalinta Dahabshiil iyo Somtel ay ka qaataann garr-gaarrka bulshadu maaha midd ku cusubb dhagaha daddka waxaana lagu bartay inay caawiyaann marrka ay bulshadu jilicsanntahay sida xilliyadann abaaraha lagu jiro oo kale gaarr ahaann dadkii reerr guuraaga ahaa aadd bay maannta u jilicsannyihiin waxaanay u baahannyiinn gacanntiinnii laydiinnka barrtay inaadd ku garabb -istaaggtaann oo waliba degg-degg ah” Muuse Biixi Cabdi.

www.Somalihouse.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here