Qaramada Midoobay ooTababar la Xidhiidha Xuquuqda Aadamaha iyo Jinsiga u Furtay Garsoorayaasha ..

0
66
xanan

 

 Faafhin degdeg ah

WAR SAXAAFADEED

Qaramada Midoobay ooTababar la Xidhiidha Xuquuqda Aadamaha iyoJinsiga u Furtay Garsoorayaasha Cusubee Maxkamadaha Ciidamada Qalabka Sida

Hargeysa (SH)-kaFebruary2020 – Tababarloogutalogalay in ay shaqadakulaqabsadaangarsoorayaashacusubeeMaxkamadahaCiidamadaQalabkaSidaayaamaanta ka furmaymagaaladaHargeysa, Somaliland, iyadoomuhiimadda la siinayoshuruucdaciidanka, xuquuqdaaadamahaiyoarrimahajinsiga.xanan

Hadalkiifuritaankaeebilowgalabadamaalmoodeetababarka,madaxaxafiiskaQaramadaMidoobayeeHargeysa, Simon Strachan, wuxuuiftiimiyaymuhimadda ay leedahayadkayntaku-dhaqankasharciga,  iyoinuugarsoorkunoqdomid wax-ku’ool ah, lalaxisaabtamikarooodaahfuran,kaasoo lama-huraan u ah dhawriddaxuquuqdaassaasiga ah iyodimuquraadiyadda.KadibnaAgaasimahaWaaxda Hub-kadhigista, Abaabul-ka-saarkaiyo Dib-u-jihayntaeeWasaaraddaGaashaandhiggaCabdillaahiNuuxXasanayaaugamahadceliyeyQaramadaMidoobaytaageeradajoogtada ah ee ay siiyaanMaxkamadahaCiidamada Somaliland.

Dhankiisa, HormuudkaKulliyaddaSharcigaeeJamacaddaHargeysa, Prof. MaxamuudXuseenFaaraxwuxuucarabkakuadkeeyaymabda’a ahin dadkaoodhami u simanyihiinxuquuqdaiyowaajibaadkasharcigahortiisaiyobixintaadeeggarsooroomadaxbannaanooaan kala sooclahaynsidakuxusanDastuurka Somaliland.

Iyadooay garsoorayaashaiyoxeer-ilaaliyaashamaxkamadahaciidamaduyihiinsarakiilisugujiramilatariiyoboolislehsharcigakhibradiyoaqoon, tababarkanQaramadaMidoobayfududeynaysaawaamid wax lagagabaranayokhibraddagarsoorayaashaiyoxeer-ilaaliyayaashasareeemaxkamadahaciidamadaqalabkasidaee la xidhiidhadoorarkoodacusubiyofaahfaahintashuruucdamilitariga, nidaamkaiyohanaanka, sidamaareyntakiisaskaiyokaydintadiiwaanka. Sidoo kale, tababarkaniwuxuufursad uyahaygarsoorayaashaiyoxeer-ilaaliyayaashaBurcoiyoHargeysa, isku-xidhnaanshahooda, khibrad-wadaaggoodaiyo in ay kadoodaansida loo wanaajiyohanaankagarsoorkamaxkamadaha.

Maalintalabaadeetababarka, khabiir ka tirsanxafiiskaQaramadaMidoobayeeHargeysaayaasiindoonagarsoorayaaashaiyoxeer-ilaaliyaashatilmaamola xidhiidhadoorkoodaadkayntaxuquuqdaaadamahaiyoxaqahelitaankamaxkamadcaddaalad ah. IntaawaxaadheerLa-taliyahaBooliskaeeQaramadaMidoobayeejoogaHargeysawuxuugarsoorayaashakubaraarujindoonaaka-warhayntaarrimahajinsigamarka ay go’aanka gaadhayaankiisaskahoryaallaiyagoodiiraddasaaraya aqoonsashada iyo wax ka qabashadafikradahakhaldaneejinsigakusalaysan. Ujeeddaduwaa in la hubiyo in garsoorayaashugo’aamiyaankiisaskaiyagookusaleynayamabda’asinnaantaeelaguxusayhalbeegyadaxuquuqdaaadamahaeecaalamiga ah oouukujiroHeshiiskaCidhibtirkaDhammaanNoocyadaTakoorkaee ka Dhanka ah Haweenka.

Tababarkanayaa ah kiiuguhorreeyaytababarotaxane ah ooQaramadaMidoobay u qabanaysomaxkamadahaciidamadaqalabkasidasannadkan. QaramadaMidoobaywaxaykaloodhiirrigelineysaain dumarkuka mid noqdaangarsoorayaashaiyoxeer-ilaaliyeyaashamaxkamadahaciidamadaqalabkasida.

DHAMMAAD

Wixiimacluumaaddheeri ah waxaad kala xidhiidhaan Mustafe Khayre: Mustafe.khaire@one.un.org

www.Somalihouse.com

Email.Somalihouse1@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here